HomeNuxurka Kulan dhexmaray Wasiirka Duulista Somaliland iyo Wasiirka Gaadiidka Itoobiya

Nuxurka Kulan dhexmaray Wasiirka Duulista Somaliland iyo Wasiirka Gaadiidka Itoobiya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Addis Ababa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haye ayaa sheegay inuu Xafiiskiisa kula kulmay Wasiirka Gaadiidka Jamhuuriyadda Federaalka Itoobiya intii ay ku sugnaayeen Magaalada Adisababa ee Xarunta Wadankaasi.

16649015_1886308418314307_8276496440922900213_nWasiika Duulista Faraxaan Aadan Haybe Waxa uu sheegay in ay wasiirka ka wadahadleen xidhiidhka iskaashi ee ka dhaxeeya labada Wasaaradood ee qotada dheer iyo sidii ay uga caawin lahaayen Hawlwadeenada Wasaarada Duulista dhnaca tababarada isagoo arintaasi ka hadlaayana waxa uu yidhi:-“ Waxaan xafiiskiisa kula kulmay wasiirka gaadiidka Jamhuuriyadda Federaalka Itoobiya mudane Axmed Shide, waxaananu ka wada hadalnay xidhiidhka shaqo ee labada wasaaradood iyo sidii ay Somaliland uga caawin lahaayeen dhinacyada tababarka shaqaalaha madaarada iyo kuwa hawada iyo hagista diyaaradaha.”

Dhanka kale waxa uu Wasiir Farxaan sheegay in ay la kulmeen isaga iyo Waftiga uu la socday Raysal Wasaaraha Itoobiya Md. Hailemariam Desalegn , waxaanu yidhi Wasiirku:-“Waxa kale oo aniga iyo waftigii kale ee xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland aanu kulan dheer oo qaatay 2 saacadood kula yeelanay xafiiskiisa raysal wasaaraha Itoobiya mudane Hailemariam Desalegn. Kulankaas oo lagu gorfeeyay la iskulana meel dhigay arrimo badan oo ku aadan danaha labada dal.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories