Xukuumadda Oo Dariiq Diblamaasiyadeed Oo Ka Duwan Somaliya U Martay Danaheeda Maraykanka
Hargeysa (SL.Post) Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland D.r Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inay si dhow indhaha ugu hayaan amarkii xukuumadda Maraykanku ugu xanibtay u...
Malaayiin dollar oo laga dhacay garoonka diyaaradaha ee Johannesburg
Hargeysa(SLpost) Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Africa ayaa sheegaya in burcad hubaysan oo ku soo labistay dharka booliiska ay dhac ka gaysteen garoonka caalamiga...
Golaha Abwaanada Somaliland Oo Goor dhawayd Ka Hadley Muddo Kordhintii Ay Guurtidu Sameysay + [Muuqaal]
Hargeysa (SLpost):- Golaha Abwaaniinta Somaliland ayaa waxaa ay goor dhaweyd warbahinta kula hadlen xarunta dhaqanka ee Hargeysa Abwaaniintu waxaa ay ka hadleen muddo kordhintii ay guurtidu...
Shabakada Faafisa Siraha Aduunka Ee Wikileaks Oo Sir Cusub Ka Faafisay Hay’adda Sirdoonka Maraykanka Ee CIA
USA (SLpost):- Shabakadda Wikileaks ayaa baahisay macluumaad ku saabsan waxa ay ku sheegtay farsamooyin badan oo hay'adda sirdoonka Maraykanka ee CIA-du u adeegsato in ay...
[Akhriso ]:- Mucjisooyin Ku Lamaana Safar Uu Boqorka Sucuudigu Ku Tagay Dalka Indonesia Oo Layaab Ku Noqtey Guud Ahaan Caalamka Iyo Dalkaasba + [...
Indonesia (SLpost):- Boqorka Sacuudiga Salman oo 81 jir ah, waxaa booqasho sagaal maalmood ah uga bilaabatay dalka ugu dadka badan dunida Muslimka ee Indonesia. Boqorka wafdigiisa...
Somaliland
Golaha Guurtida Oo Fadhiga Ay Saaka Yeelan Doonan Go,aan Kaga Gaadhi Doona Muddo Kordhin Mar Labaad Loo Sameyo Xukuumada Madaxweyne Siilanyo
Hargeysa (SLpost):- Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa waxa fadhigooda ay saaka yeelan doonan la soo hor dhigi doona muddo kordhinta loo sameynaayo xukuumada madaxweyne Siilanyo Lama...
Tuulo yar oo ku taalla Shiinaha oo 160 furriin ay halmar ka dheceen
Hargeysa(SLpost) In ka badan 160 lamaane oo ku nool tuulo ku taalla bariga Shiinaha ayaa go'aansaday inay kala tagaan si ay magdhow badan u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

