HomeTuulo yar oo ku taalla Shiinaha oo 160 furriin ay halmar ka...

Tuulo yar oo ku taalla Shiinaha oo 160 furriin ay halmar ka dheceen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

_94923153_chinananjing976Hargeysa(SLpost) In ka badan 160 lamaane oo ku nool tuulo ku taalla bariga Shiinaha ayaa go’aansaday inay kala tagaan si ay magdhow badan u helaan.

Qoysaskaas ayaa lagu qasbay inay guryahooda ka guuraan.

Tuulada Jiangbei, waxaa loo gartay inay tahay meel ku wanaagsan farsamada hormarinta casriga ah.

Sababta furriinka ayaa ah in marka ay shaqsi ahaan u dalbadaan magdhow inay helayaan laba guri iyo $19,000 oo dollar.

Qaar ka mid ah kuwa isfuray waxay da’dooda ka weyn tahay 80 sano, qaar kalena waxay doonayeen inay dib isugu noqdaan marka magdhowga la siiyo.

Qoysaska oo boqollaalka sano halkaasi ku noollaa waxay ku qasban yihiin inay tuullada ka guuraan una wareegaan guryo ay dowladda u diyaarisay.

Haddii ayagoo isqaba ay doontaaan magdhowga waxay helayaan hal guri oo keli ah.

Balse, qoysaska markii ay aqriyeen qaabka lacagta iyo guryaha loo helayo waxay moodeen in haddii ay isku furaan maxkamadda horteeda ay sidoo kale helidoonaan guri labaad iyo lacag.

Shirkad arrimaha sharciga ka shqeyso ayaa qoysaska ka caawineyso inay kala tagaan waxayna ka qaadeysaa $2,000 oo dollar qoyskastaa, sida uu qoray wargeyska China Daily.

Lamaanayaasha qaar waxaa la filayaa inay muddo ka dib isku noqdaan.

“Qofkaste ayaa sidan sameynayo, waxaan doonaynaa inaan arrinta kale ka faa’idno”, ayuu yiri mid ka mid ah dadka Tuulada ku nool oo la hadlay wargeyska Nanjing Morning Post.

Weli macadda in qaar ka mid ah qoysaska kale tagay ay heleen magdhowga dheeraadka ah ee ay raadinayaan.

Saraakiisha gobolka ayaa sheegay inay ka warhayaan xaaladda, aysanna weli ka warhayn in ay wax ka badali doonaan hanaanka magdhowga loo bixiyo.

Arrintan oo kale ayaa horey uga dhacday gobolka Nanjing ee Shiinaha.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories