Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad Ee Golaha Wakiillada Oo Ka Hadlay Kulan Uu La Qaatay Culimada

(SL.Post) Guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee Gollaha Wakiillada Baashe Maxamed Faarax,  ayaa sharaxay kulan ay wada yeesheen Culimada oo ujeeadiisu ahayd Xeerka Baananka ganacsiga ee...

Masuuliyiintii u sarreysay iyo Labeentii Xisbiga KULMIYE ee Woqooyiga Ameerika oo xilalkii iska casilay, sababaha ay u cuskadeen iyo Hiigsiga masiirkooda siyaasadeed

DENVER (SLpost)- Xubno ka mid ah Masuuliyiintii ugu miisaanka cuslayd hoggaanka sare ee Xisbiga Kulmiye u qaabilsan Waddanka Maraykanka, ayaa shaaca ka qaaday inay...

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay In Xisbiga UCID Uu Ku Wareejinayo Wasiirka Madaxtooyada

Hargeysa (SL.Post) Waxa soo baxay warar nuxurkoodu yahay in Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe uu xisbiga UCID ku wareejinayo...

Hargeysa: Xildhibaan Wasiirka Arrimaha Guddaha Ku Eedeeyay Inuu Kala Qaybinayo Bulshada Gobolka Sool

Hargeysa (SL.Post) Siciid Maxamed Cilmi oo ah mudane  ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay Xarunta Baarlamaanka, ayaa sheegay in  Wasiirka...

Golaha Wakiillada Oo Ansixiyey Ajandaha 33-aad Oo U Ku Jiro Xeerka Baananka Ganacsiga Iyo Kala Qayb-sanaantii Xildhibaanada

(SL.Post) Fadhi ay maanta yeesheen mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland oo uu shirguddoominayey Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Baashe Maxamed Faarax, waxay Xildhibaanadu ansixiyeen...

Faysal Cali Waraabe Oo Qaadacay Muddo-kordhintii Guurtidu U Samaysay Goleyaasha Wakiillada Iyo Degaanka

(SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa si adag uga soo horjeestay muddo kordhintii loo sameeyay goleyaasha baarlamaanka (Guurtida...

“Inatii Xukuumadda Siilaanyo Joogtay, Haddii Guri La Iibiyay Ma Soo Helaysid” Wasiir Cali Mareexaan

(SL.Post) Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa sheegay in saska ay ka qaadeen xisbiga WADDANI saldhigga millatari...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img