Maxkamad Ku Taala Magaalada Qaahira Oo Xukun Cusub Ku Riday Madaxweynihi Hore ee Dalka Masar Xusni Mubaarik + [Muuqaal]
Qaahira (SLpost):- Madaxweynihii hore ee dalka Masar Xusni Mubaarik oo xabsi ku jira ayaa waxaa xukun cusub ku riday maxkamad ku taala magaalada Qaahira ee...
Deg Deg]:- Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Oo Xisbiga UCID Uga Soo Jawaabey Dacwad Ka Dhan Ah Xildhibaano Ku Biiray Xisbiga Kulmiye Oo Ay U Gudbiyeen...
Hargeysa (SLpost):- Kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay maanta ka soo jawaabeen dacwad ay dhawaan u gudbiyeen xisbiga UCID taas oo ka dhan aheyd xildhibaano...
[Daawo-Muuqaal]:- Macluumaadka Dadka Ka Adeega Diyaaraduhu Ka Qariyaan Rakaabka Iyo Sababta Looga Qariyo
Hargeysa (SLpost):- adeegayaasha diyaaradahu waxay jecel yihiin inay kordhiyaan adeegyadaada mar kasta oo aad ixtiraam u muujiso iyaga, waxana suurogal ah inay cuntada oo kale...
Tababaraha kooxda Barcelona Luis Enrique oo sheegay inuu ka tagayo kooxda dhamaadka xili ciyaareedkan
Hargeysa(SLpost-ciyaaraha) Tababaraha kooxda wadankaasi spain ka dhisan ee barcelona luis enrique ayaa shaaciyey inuu ka tagi doona kooxda barcelona dhamaadka xili ciyaareedkan, waxaanu sidaa...
[Daawo Sawiro ]Laga Soo Qaadey Madaxweyne Siilanyo Oo Ku Sugan Magaalada London Kana Turjumaya Xaalada Uu Ku Sugan Yahay
London (SLpost):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu habeenkii xalay ahaa bookhday suuqa weyn ee shopping centre ee Westfield shopping centre ee...
Nooca Uu Yahay Heshiish Ku Baxaya $ 60 Milyan Oo Ay Madaxweynihii Hore Ee Maraykanka Barack Obama Iyo Xaaskiisu La Galeen Shirkad
Washington (SLpost):- Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama iyo Xaaskiisa Michelle Obama ayaa heshiis la galay shirkada daabacda buugaagta oo la yiraahdo Penguin Random House. Shirkadda...
Wasiirka Cafimaadka Jamhuuriyada Soomaliland Oo Soo Kormeeray Mashruuca Indhaha Oo 5 Kun Oo Qof Ka Faa”Idaysteen Si Bilaash Ah + Muqaal
Wasiirka Cafimaadka Jamhuuriyada Soomaliland Oo Soo Kormeeray Mashruuca Indhaha Oo 5 Kun Oo Qof Ka Faa”Idaysteen Si Bilaash Ah + Muqaal https://www.youtube.com/watch?v=f8W53vJLzuA
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

