Madaxweyne Muuse Biixi oo Kulan Mahadnaq ah La Qaatay Wakiillo Kamid ah Guddiyadii Ololaha KULMIYE ee Gobollada Dalka
Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha cusub ee shacabka reer Somaliland dhawaan doorteen Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo mahadnaq ah la qaatay wakiillo kamid ah guddiyadii...
Madaxweynaha La Doortay oo Kulan La Qaatay Safiirka Ingiriiska u Qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha cusub ee shacabka reer Somaliland dhawaan doorteen Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ka socda safaaradda dawladda...
Generaal Doolaal oo soo Bandhigay Sheeko Xiiso Badan oo ku Saabsan Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi
Hargeysa (SLpost)- General Ibraahim Aadam Xal-xal (Doolaal) oo ka mid ahaa saraakiishii sare ee ciidammaddii dawladda Soomaaliya waqtigii Siyaad Barre, haatan ka mid ah...
Daawo Muuqaalka Kaftan laab-xaadhasho ah oo markii u horeysay dhexmaray Muuse Biixi iyo C/raxmaan Cirro kaddib doorashadii lagu kala calaf-qaaday
Burco (SLpost)- Madaxweynaha shacabka reer Somaliland dhawaan doorteen Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed...
Madaxweynaha la Doortay oo ka Qayb-galay Aaska Marxuum Axmed Yaasiin Gaba-xaddi
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha shacabka reer Somaliland dhawaan doorteen Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay aaska marxuum Axmed Yaasiin Gaba-xaddi oo dhawaan dalka dibaddiisa ku...
Madaxweynaha la doortay oo kulan la qaatay guddoomiyaha xisbiga WADDANI
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha shacabka reer Somaliland dhawaan doorteen Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi...
Hambalyada Dunida ee Madaxweynaha Cusub ee Somaliland iyo Warbixinnaha Warbaahinta Caalamka ee Natiijadii Doorashada
Hargeysa (SLpost)- Beesha caalamka iyo warbaahin kala duwan oo dunida ah, ayaa ka hadashay natiijada doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee Guddiga Doorashadu shaacisay 21-kii bishan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

