HomeMadaxweynaha la Doortay oo ka Qayb-galay Aaska Marxuum Axmed Yaasiin Gaba-xaddi

Madaxweynaha la Doortay oo ka Qayb-galay Aaska Marxuum Axmed Yaasiin Gaba-xaddi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha shacabka reer Somaliland dhawaan doorteen Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay aaska marxuum Axmed Yaasiin Gaba-xaddi oo dhawaan dalka dibaddiisa ku geeriyooday maantana lagu aasay xabaalaha Naasa-hablood ee magaalada Hargeysa.
FB_IMG_1511443548024Madaxweyne Muuse Biixi oo ay wehelinayeen xubno kamid ah hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE, wasiirro, xildhibaanno, siyaasiyiin iyo haldoor kale oo bulshada katirsan, ayaa kamid ahaa dadkii ka qaybgalay aaska marxuum Axmed Yaasiin Gaba-xaddi oo kamid ahaa haldoorkii iyo halgamayaashii bulshada reer Somaliland.
FB_IMG_1511443565036Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu goobta aaska kula kulmay xubno kamid ah qoyska marxuumka, waxana uu kula dardaarmay inay ku sabraan qaddarka eebbe, isaga oo marxuukana eebe uga baryey inuu jannooyinkiisa ka waraabiyo.
FB_IMG_1511443525523Madaxweynuhu waxa uu ku dheeraaday taariikhdii ma guuraanka ahayd ee Marxuum Axmed Yaasiin Gaba-xaddi iyo kaalintii lama illaawaanka ahayd eeku lahaa halgannadii kala dambeeyey ee bulshada reer Somailand soo martay, “Maruum Axmed Yaasiin Gabay-xaddi waxa uu ahaa haldoorkii, aqoonyahankii iyo hoggaamiyeyaayaashii Somaliland raggii faro-ku-tiriska ahaa ee kasii hadhsanaa, muddadii isaga iyo raggii la faca ahaa ay dalka madaxda iyo talo-qabeenka u ahaayeen waxa ay soo mareen halganno badan oo kii Ingiriiska, kii SNM iyo kii dambe ee dibu heshiisiintu kamid yihiin, waxana ay inoo jeexeen dad midaysan oo aan kala qaloonaynin oo aan kala qoqobnayn oo waxa ay isku qabtaan iyagu markaba xalliya,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

FB_IMG_1511443585391FB_IMG_1511443534380

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories