Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

HARGEYSA: Munaasibad dareen-celin iyo dardaaran isugu jirta oo loo sameeyey Agaasimaha cusub ee Wasaarada Gaashaan-dhiga

Hargeysa (SLpost)- Guddida dhismaha Dugsiga Lafo-islaamood oo ay weheliyaan xubno kamida Guddida horumarinta Beesha Toljecle ee TALO-SAME, ayaa munaasibad afur ah oo ku maamusayaan...

Qalalaasaha Diblomaasiyadeed ee Qatar iyo Carabta kale: Maxaad Kala Socotaa?

Shalay 5tii June, 2017 waxa dhacay dhacdo diblomaasiyadeed oo taariikhi ah, dalal badan ayaa xidhiidhka diblomaasiyadeed u jaray dalka Qatar. Waddamadaas waxa ka mid...

“Mashruuca Aannu Gacanta U Qaadno Waanu Dhamays Tirnaa, Waxaannu Rajaynayaa Inuu Dhismaha Jeelkani Dhammaado, Wax Weyna Ka Taro Nidaamka Garsoorka Dalka” Wasiir Xaashi

Burco (SLpost)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi Oo maanta kormeer ku tegay isagoo ay wehelinayaan wasiiro, masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye oo uu hormuud...

Weftigii uu hoggaaminayay Murrashaxa Xisbiga KULMIYE oo Kulan la qaatay Masuuliyiinta ku hawlan la dagaalanka Xanuunka Shuban Biyoodka.

Burco (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE iyo Wefti miisaan leh oo uu hoggaaminayo ayaa kulan xogwaraysi ah la qaatay Masuuliyiinta Gobolka Togdheer iyo hawlwadeenada  ku hawlan...

“Xaaladda Gobolka Togdheer Waa xaalad degan, Oo Aan Maanta ahayn Mid Khatar ah Ama Laga Werwero, Waxay U Baahan Tahay Xakamayn, Daaweyn Iyo Wacyi...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa wefti uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Mudane Muuse Biixi Cabdi oo...

Burco: Guddoomiyaha KULMIYE oo Taakulo Lacageed oo Dhan $70,000 ku Wareejiyey Wasaaradda Caafimaadka

Xukuumadda oo 270 kartoon oo dawooyin kayd ah ku wareejisay bahda Caafimaadka Togdheer + weftiga oo booqday cusbitaalka iyo xabsiga Burco Burco (SLpost)- Guddoomiyaha KULMIYE,...

SOMALILAND: Presidential Condolences regarding London Terror Attack on Saturday night, 3rd of June 2017

The President of Republic of Somaliland; H.E. Ahmed Mohamed (Silanyo) In The Name of ALLAH the Most Merciful Most Magnificent; The terror attack in London on Saturday,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img