HomeHungadii Wasiirka Gadiidka Cirka iyo Dhulka ee Soomaaliya

Hungadii Wasiirka Gadiidka Cirka iyo Dhulka ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Wasiirka Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Soomaaliya oo Hungo Kala Soo Noqday Safar uu ku Tagay Xafiiska ICAO ee Nairobi iyo Xarunta Guud ee ICAO oo ku taala magaalada Montreal ee dalka Canada.

Wasiirka Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Dawlada Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad, ayaa safar dhawaan ku tegay Xafiiska, ICAO Fiss Nairobi waxana uu halkaasi shir kula yeeshay gabadha la yidhaado  Ms Valentina isaga oo Wasiirku u sheegay in uu  doonayo in hawada Soomaliya lagu soo wareejiyo, balse gabadhan ayaa waxa ay ku wargalisay in uu tago Xarunta ICAO ee Montreal, Canada.

201766636323116033557881Omar_FangWasiir Maxamed C/laahi Salaad waxa uu tagay Xarunta guud ee ICAO, (ICAO Headquarters, Montreal, Canada), waxaana uu halkaasi kula kulmay xoghaynta Guud ee ICAO Dr, Fang liu iyo Madaxa Farsamada ee ICAO Montreal Mr. Ivan Galan, waxana uu u soo jeediyey qorshihiisii ahaa in Hawada Soomaliya lagu soo wareejiyo, bal waxa ay ku war galiyeen in qorshaha ICAO yahay in ilaa 2018 la qalabeeyo Madaarada Soomaliya iyo Somaliland, sida Muqdisho, Hargaysa, Boosaaso iyo Kismaanyo, wixii intaa ka danbeeyana ay ICAO awood u leedahay in ay sii maamusho Hawada Somaliya, ilaa inta laga heshiinaayo.

Dhanka kale waxa Shir Hawada Somaliya lagaga hadlaayo lagu  marti qaaday Wasiirka Duulista Somaliland oo ka dhacaaya  Nairobi Kenya, balse Wasiirka Duulista Somaliland oo hada Safar Jabuuti ah ka soo laabtay ayaa u igmaday Wasiir Kuxigeenkiisa Guuleed Maxamed Shire oo hada isagu ku maqan.

Waxaa wakhtigan iska cad odhaahdii Wasiirka duulista Somaliland ee ahayad, “Warqad qoraal ah ayaan ka helay Xarunta ICAO ee Montreal oo waxa ay nagu war galiyeen in aanay dhacay in ay dhinac ku wareejiyaan hawada, oo kama shaki qabo.”

Ismail Ali Ahmed

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories