Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Odayaal iyo Wax-garad Shaaciyey In ka caga-jiidday Fulinta Dhul-beddel loo ballan-qaaday Jagooyin ay leeyihiin Agoonta Mujaahid Jaamac Muuse oo la iibiyey iyo Baaq ay...

BURCO (SLpost)- Odayaal iyo Waxgarad ka soo jeeda Bariga magaalada Burco oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtay magaaladaas, ayaa si adag uga hadlay Dhul...

La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee gobollada Bari oo Shacbiga ka tacsiyadeeyey Geerida Naxdinta leh ee ku tilmi XILDHIBAAN TALYANLE

La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee gobollada Bari Eng Cabdinaasir Garaad Abshir, ayaa shacbiga Somaliland iyo ehelkii, qaraabadii iyo Golaha Wakiillada ka tacsiyadeeyey oo Shacbiga ka...

Madaxweyne Siilaanyo oo ka Qayb-galay Munaasibad loo qabtay Boqolaal Arday oo ka Qalin-jabiyey Jaamacadda GOLIS

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa maanta ka qayb galay xaflada qalinjebinta dufcadii 16aad ee Jaamacadda golis ee magaalada...

Somaliland: Agaasimaha Tayaynta Waxbarashada oo ka Hadlay Waajibaadka Xafiiskiisa

Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha cusub ee xafiiska tayaynta waxbarashada ee wasaaradda waxbarashada Jamhuuriyadda Somaliland, Maxamed Saleebaan Cumar, ayaa sharraxaad ka bixiyay hawlaha iyo shaqada uu...

WAA NOOCMA XIDHIIDHKA KA DHAXEEYA BOOLISKA IYO SHACABKA JSL? Qalinkii: Cabdiraxman Yacqub Xasan

Hordhac Ilaalinta jiritaanka dal iyo dadba waxay rabaan xoogag ka hortaga cadawga. Xoogaha Qarankasta leeyahay maaha kuwo haysta oo qudha toobar ciidameed lana baray oo...

Mudane Madaxweynaha soo socda 5 sano wax waan qaban karnaa.

Somaliland waxa ay galasaa doorashadii 6aad hadii aanan halmaansanayn oo ah hal qof hal cod, waa farxad iyo badhaadhe in wadan aan la ictiraafsanayni...

Maxay Iska Shabahaan Xubnaha Xamar u Xoogsiga Tagey iyo Kuwa Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa ee Waddani ku biiray?

Xubnaha Xamar u Xoogsiga Tagey : Sidaynu ognahay tiro badan oo dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland ayaa u shaqo tagay Somaliya. Ujeedada ay u tageen...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img