Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo masuul cusub u magacaabay Hay’adda Xidhiidhka Raashinka

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa masuul cusub u magacaabay Hay’adda Xidhiidhinta Raashinka, kaddib markii masuulkii hay’addaas hore u hayey...

Xiddigadda FARXIYA KABAYARE oo muddo kooban ku hanatay hoggaaminta Daawashada Muuqaallada Heesaha Fannaaniinta Soomaaliyeed

Fannaanadda Soomaaliyeed ee Farxiya Kabayare oo ku caan-baxday Cod-macaani iyo Wacdaraha Masraxyada ay ku kulmiyso bulsho-weynta ku xidhan Fanka Soomaaliyeed, ayaa muddo kooban ku ku...

Wasaaradda Gaashaan-dhigga oo ka jawaabtay Eedo uu Xisbiga WADDANI u jeediyey Ciidanka Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirul-dawlaha Wasaaradda Gaashaan-dhigga Somaliland Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil, ayaa jawaab ka bixiyey dhaliilo uu Xisbiga WADDANI dhawaan u jeediyey Ciidamada kala duwan ee...

DAAWO MUUQAAL: Nuxurka Khudbad Miisaan leh oo Guddoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweynaha Kulmiye ka jeediyey Xafladda Daah-furka Buug-siyaasadeedka Xisbiga

DAAWO MUUQAAL: Nuxurka Khudbad Miisaan leh oo Guddoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweynaha Kulmiye ka jeediyey Xafladda Daah-furka Buug-siyaasadeedka Xisbiga

DAAWO Qaabkii loo soo bandhigay iyo Muuqaalladii ugu Cajiibsanaa Xafladda Daah-furka Barnaamij-siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye

DAAWO Qaabkii loo soo bandhigay iyo Muuqaalladii ugu Cajiib-sanaa Xafladda Daah-furka Barnaamij-siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye HOOS KA DAAWO MUUQAALLADA Qaabkii loo soo bandhigay barnaamij-siyaasadeedka KULMIYE https://youtu.be/0tbbUSO6rQ4 Muuqaalladii ugu cajiibsanaa...

DAAWO Nuxurka Khudbad dhinacyo kala duwan Taabanaysa oo Madaxweyne Siilaanyo ka jeediyey Xafladda Daah-furka Barnaamij-siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye

DAAWO Nuxurka Khudbad dhinacyo kala duwan Taabanaysa oo Madaxweyne Siilaanyo ka jeediyey Xafladda Daah-furka Barnaamij-siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye HOOS KA DAAWO KHUDBADDA MADAXWEYNAHA https://youtu.be/yS4Gaotj_qw

Salaadiinta Guud ee Somaliland iyo Subeer Awal oo Xisbiga Kulmiye ku bogaadiyey Barnaamij Siyaasadeedka Cusub ee ay soo bandhigeen

Hargeysa (SLpost)- Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir iyo Suldaanta Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa bogaadiyey barnaamij...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img