HomeWAA NOOCMA XIDHIIDHKA KA DHAXEEYA BOOLISKA IYO SHACABKA JSL? Qalinkii: Cabdiraxman Yacqub...

WAA NOOCMA XIDHIIDHKA KA DHAXEEYA BOOLISKA IYO SHACABKA JSL? Qalinkii: Cabdiraxman Yacqub Xasan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

jacobHordhac
Ilaalinta jiritaanka dal iyo dadba waxay rabaan xoogag ka hortaga cadawga. Xoogaha Qarankasta leeyahay maaha kuwo haysta oo qudha toobar ciidameed lana baray oo qudha Gaada-ciyaarka. Ciidanka Boolisku waa kuwo ah saaxiibada bulshada ku nool dalkaas waa kuwo leh hanaan furfurnaansho oo saamaxaya ka war helida iyo u dhawaanshaha noocyada kala duwan ee bulshadaasi ka kooban tahay , sidoo kale boolisku maaha soo qabtayaasha iyo xidhayaasha cida loo diro iyagoo oo aan xushmad iyo tixgalin aan siinayn muwaadinka markaa ah eedeysanaha .
Bulshadu kama maaranto amni iyo xasilooni taas macnaheedu wuxuu yahay kama maarmaan ciidanka booliska si u helaan nolol iyo nabad ku dhisan xil gudasho iyo is xaqsiin dhex marta labada dhinac ee kala ah bulshada iyo booliska .
Hadaan ku soo dhawaado ciwaanka qormadan kaas oo ka hadlaya nooca isku xidhnaasho ee  u dhaxeeya ciidanka booliska iyo shacbiga ay ilaaliyaan eek u nool jamuuriyada Somaliland .

Nooca Xidhiidh ee u dhaxeeya Ciidanka Booliska iyo Shacabka Jamuuriyada Somaliland
Ka hadalka xidhiidhka u dhaxeeya ciidanka booliska iyo shacabka waa mid aan looga baran dhamaan qaybaha ay bulshadu ka kooban tahay iyo dhanka booliska waana ta sababtay in ay jiraan kala fogaansho u dhaxeeya ciidanka booliska iyo shacabkooda waxaana lagu cadayn karaa su,aalahan kala ah
1.: Bulshadu maxay ka aaminsan tahay ciidanka booliska ?
2. Maad aragtay xidhiidh ka dhaxeeya booliska iyo shacabkooda ?
3.  Saraakiisha Boolisku door intee leeg ayay ka qaataan arimaha bulshada ?
4. Xubnaha ciidanka boolisku may helaan fursad waxbarasho ?
5. May leeyihiin ciidanka boolisku manhaj ?
Ciidanka boolisku ma taagan oo qudha gaadiska oo qudha waxaa intaa u dheer casharo lagu barayo arimaha
1. Muwaadinimada iyo xaqa muwaadinka
2. Doorka iyo waajibaadka Askariga
3. Xuquuqul iinsaanka
4. Xasilinta Khilaafaadka
5. Hogaanimada
Waana duruus u saamaxaysa hana qaadnimada ciidanka booliska iyo ka fogaanshaha ficilada kakan ee abuura kala fogaanshaha booliska iyo shacabka , Hadaba ciidanka booliska Somaliland door intee  leeg ayay ka qaataan isdhex galka booliska iyo bulshada ?                                                                                                                 Ma jiro Barnaamij isdhex gal oo ay qabtaan Xukuumadihii kala dambeeyay iyo Hogaanka boolisku Somaliland waana ta keentay isku dhacyada soo noqnoqda ee dhexmara qeybaha booliska iyo shacabka kaas oo marmarka qaarkood ayba dhacdo fal dil iyo dhaawac soo gaadha labada dhinacba. Mana jirto xal iyo barnaamijyo wax ku ool ah oo  lagu abuurayo isdhex gal iyo fahansiinta bulshada shaqada ay hayaan ciidanku . Hadaba waxaan rabnaa in hogaanka ciidanka boolisku ay hormariyaan aqoonta iyo garashada ciidanka booliska kadibn sameeyaan barnaamij isdhex gal oo kordhinaya xidhiidhka ka dhaxeeya bulshada iyo ciidanka booliska .

Contact
Name: Abdirahman Jacob Hassam
Title : Security Adviser
Tell: +252634807177
E-mail: jacobhassam@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories