Maxaa Muuse Biixi u sahlay inuu ku guulaysto Doorashada Madaxtooyada? – WARBIXIN ay Diyaarisay BBC
Inkastoo uu guddiga doorashadu 10 maalmood codbixinta ka dib ku dhawaaqay in Muuse Biixi uu ku guulaystay, haddana saadaal badan ayaa dhankaas u janjeedhay; kaliya...
Murashaxiinta Kulmiye oo si Rasmi ah ugu Guulaystay Doorashada Madaxtooyada iyo Tirada Codadka la kala helay
Hargeysa (SLpost)- Murashaxiinta Madxweynaha ee Ku-xigeenka iyo ee Xisbiga Kulmiye, ayaa si rasmi ah ugu guulaystay Doorashada Madaxtooyada Somaliland ee 13-kii bishan ku qabsoontay...
Hoggaamiye Xirsi oo ka dhawaajiyey Go’aan burinaya Hadal caawa ka soo yeedhay Murashax Cirro
Hargeysa (SLpost)- Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay in xisbigoodu aqbali doono natiijada codbixinta doorashada Madaxtooyada ee 13kii...
DEG-DEG: Daawo Murashax Cirro oo shaaciyey inay Qaaddaceen Natiijada Doorashada iyo Sababo uu sheegay
Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa shaaca ka qaaday in Xisbigiisa Waddani Qaaddacay gebi ahaanba Natiijada Doorashada Madaxtooyada...
Daawo Wararkii u dambeeyey ee tirinta Codadka Gobolka Maroodijeex iyo ku-dhawaaqista Natiijada Doorashada
Daawo Wararkii u dambeeyey ee tirinta Codadka Gobolka Maroodijeex iyo ku-dhawaaqista Natiijada Doorashada HOOS KA WAADO WARKAN OO DHAMEYSTIRAN https://youtu.be/OBxEmHoK6UA
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska oo Soomaliland ku Ammaanay Qaabkii ay u qabsoontay Doorashada Madaxtooyada
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska ayaa Soomaliland ku Ammaanay Qaabkii ay u qabsoontay Doorashada Madaxtooyada oo uu ku tilmaamay mid xorta iyo xalaal ah loo qabtay,...
Maxay Guddiga Doorashooyinku ka yidhaahdeen Tabashadii Xisbiga WADDANI iyo Wada-hadalladii u socday?
Maxay Guddiga Doorashooyinku ka yidhaahdeen Tabashadii Xisbiga WADDANI iyo Wada-hadalladii u socday Maxay Guddiga Doorashooyinku ka yidhaahdeen Tabashadii Xisbiga WADDANI iyo Wada-hadalladii u socday
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

