HomeMurashaxiinta Kulmiye oo si Rasmi ah ugu Guulaystay Doorashada Madaxtooyada iyo Tirada...

Murashaxiinta Kulmiye oo si Rasmi ah ugu Guulaystay Doorashada Madaxtooyada iyo Tirada Codadka la kala helay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Murashaxiinta Madxweynaha ee Ku-xigeenka iyo ee Xisbiga Kulmiye, ayaa si rasmi ah ugu guulaystay Doorashada Madaxtooyada Somaliland ee 13-kii bishan ku qabsoontay dalka, iyagoo ku guulaystay codadkii shacabku dhiibteen 55.19 boqolkiiba.

Munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay xarunta Guddiga Doorashooyinka, ayaa lagu shaaciyey natiijada codbixinta, ayaa waxa halkaas kaga dhawaaqay Guusha Murashaxiinta Kulmiye, Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland.

9972Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in 555,142 cod oo ansaxay codadkii la dhiibtay, ay xisbiyadu u kala heleen sidan:

Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo kaalinta 3aad galay, ayaa helay 23,141 cod oo u dhiganta 4.2 boqolkiiba, halka Xisbiga WADDANI uu ka keensaday 226,092 cod oo u dhiganta 40.72 boqolkiiba Xisbiga Guulaystay ee KULMIYE, ayaa helay codad gaadhaya 305,909 oo u dhiganta 55.19 boqolkiiba.
Xisbiga Kulmiye, ayaa sida ka muuqata natiijada codbixinta ku guulaystay in ka badan kala badh codadka la dhiibtay, waxaanu guusha ku hantay codad gaadhaya 79,817 oo cod.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories