Monthly Archives: November, 2017

spot_imgspot_img

Generaal Doolaal oo soo Bandhigay Sheeko Xiiso Badan oo ku Saabsan Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi

Hargeysa (SLpost)- General Ibraahim Aadam Xal-xal (Doolaal) oo ka mid ahaa saraakiishii sare ee ciidammaddii dawladda Soomaaliya waqtigii Siyaad Barre, haatan ka mid ah...

Daawo Muuqaalka Kaftan laab-xaadhasho ah oo markii u horeysay dhexmaray Muuse Biixi iyo C/raxmaan Cirro kaddib doorashadii lagu kala calaf-qaaday

Burco (SLpost)- Madaxweynaha shacabka reer Somaliland dhawaan doorteen Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed...

Madaxweynaha la Doortay oo ka Qayb-galay Aaska Marxuum Axmed Yaasiin Gaba-xaddi

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha shacabka reer Somaliland dhawaan doorteen Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay aaska marxuum Axmed Yaasiin Gaba-xaddi oo dhawaan dalka dibaddiisa ku...

Madaxweynaha la doortay oo kulan la qaatay guddoomiyaha xisbiga WADDANI

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha shacabka reer Somaliland dhawaan doorteen Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi...

Hambalyada Dunida ee Madaxweynaha Cusub ee Somaliland iyo Warbixinnaha Warbaahinta Caalamka ee Natiijadii Doorashada

Hargeysa (SLpost)- Beesha caalamka iyo warbaahin kala duwan oo dunida ah, ayaa ka hadashay natiijada doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee Guddiga Doorashadu shaacisay 21-kii bishan...

Madaxweynaha la doortay oo Guushii Xisbigiisa kaddib ka hadlay Dareenkiisa iyo Masuuliyadda la saaray (DAAWO VIDEO)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha la-doortay ee Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa guushii maanta loo dhawaaqay kaddib la hadlay saxaafadda, waxaanu u mahadceliyey dhammaan shacbiga,...

Beesha Caalamka oo ka hadashay Natiijada Doorashada iyo Guusha Madaxweynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi

Hargeysa (SLpost)- Beesha Caalamka ee Somaliland ka taageerta Hannaanka Dimuqraadiyadda ee Doorashooyinka, ayaa war-saxaafadeed ay goor-dhawayd ka hadlay natiijada doorashada madaxtooyada oo maanta lagu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img