WADDANI oo Xukuumadda ku dhaliilay inaanay inay isku koobtay wada-hadalladii Khaatumo iyo ka-maqnaanshaha Xisbigooda
Hargeysa (SLpost) - Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee xisbiga Waddani Dr Maxamed Cismaan Fadal, ayaa sheegay in xisbi ahaan si weyn usoo dhaweynayaan natiijada wada-hadaladii...
Madaxweyne Saylici oo soo ka qab-galay Gunaanadka Tartan-ciyaareedka Bisha Ramadaan ee Garoomada Hargaysa (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku-simaha madaxwayanaha Somaliland, ayaa ka qayb galay munaasibad lagu soo gabagabaynaayay tartano ...
Bulsho uu qof weliba xumeeyey intii itaalkiisa ahayd! – Qore: Maxamed Sharma’arke
Jiritaanka bulshadu waxa uu ku dhisan yahay isku tiirsanaanta iyo is-taageeridda xubnaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo mid weliba uu kabniin u yahay...
Prof Cali Khaliif Galeydh oo farriin muttaxan u diray Shacabka iyo Qurbejoog ka soo jeeda SSC oo saluugay Heshiiska uu Somaliland la galay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeydh, ayaa farriin adag u diray Qurbejoog iyo Shacab ka soo jeeda deegaannada gobollada Sool iyo Buuhoodle, kuwaas...
Daawo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo Eng Faysal Cali Waraabe ku sagootiyey Weftiga Madaxweyne Cali Khaliif Galeydh iyo Farriin uu u diray Shacabka Buuhoodle
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ifafaale togan ka muujiyey natiijada laga filayo heshiis dhawaan dhexmaray Xukuumadda...
DAAWO Taallooyin magaalada Hargeysa looga taagay Laba ka tirsan Mujaahidiintii SNM
Hargeysa (SLpost)- Mujaahidiin, Xildhibaano, Madax-dhaqmeed, Cuqaal iyo Dadweyne tiro badan, ayaa maanta ka Qaybgaley Furitaanka Laba Taalo Oo lagu Xusidoono Allah ha U Naxariistee...
Daawo Safiirka Jabuuti U Fadhiya Hargeysa Oo wax Laga Weydiiyey Diyaarado Duqeymo Ka Gaystey Xeebaha Galbeed ee Somaliland
Daawo Safiirka Jabuuti U Fadhiya Hargeysa Oo wax Laga Weydiiyey Diyaarado Duqeymo Ka Gaystey Xeebaha Galbeed ee Somaliland Daawo Safiirka Jabuuti U Fadhiya Hargeysa Oo wax Laga Weydiiyey Diyaarado Duqeymo Ka Gaystey Xeebaha Galbeed ee Somaliland
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

