HomePuntland Oo Kordhinaysa Tirada Xubnaha Barlamaankooda

Puntland Oo Kordhinaysa Tirada Xubnaha Barlamaankooda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa sheegay in la kordhinayo tirada xubnaha Baarlamaanka Puntland, kaddib markii maalmihii la soo dhaafay ay isa soo tarayeen hadal heynta ku saabsan arrintan.

Cabdiweli Gaas ayaa hadalkan ka sheegay xaflad ka dhacday London oo ay qaban qaabiyeen Jaaliyadda Puntland, isagoo ka dhawaajiyay in Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ka dalbaday in la furo Baarlamaanka, si xubno lagu kordhiyo.

“Waxaa ka dalbaday Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland in lagu kordhiyo 7 xubnood, maadaama dadku ay 50% ay ka maqan yihiin, qabiilada qaarna waa ku jiraan, kuwana waa ka maqan yihiin.”ayuu yidhi Cabdiweli Gaas.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in Baarlamaanka Puntland uu 19-sano uu ahaa sidii lagu aas aasay oo aheyd 66 Xildhibaan, isagoo balan qaaday Xildhibaanada ka maqan xuquuqdooda u raadin doono.

Baarlamaanka Puntland ayaa ah kan ugu yar ee Baarlamaanka dowlad goboleedyada dalka ka jira, iyadoo Baarlamaanka ugu badan uu yahay kan Koofur Galbeed, waxaa ku xigay Baarlamaanka Hirshabeelle, halka Baarlamaanka Galmudug uu yahay midka 3aad.

Hadii la kordhiyo tirada xubnaha Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa waxay noqon doonaa 73 Xildhibaan.

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories