Faysal Cali Waraabe Oo Dilaaliin Ku Tilmaamay Dad Ku Biiray Xisbiga KULMIYE
(SL.Post) Guddoomiyaha iyo murashaxa xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa tilmaamay inuu yahay murashaxa ku haboon ee dalka ka saari kara marxalada uu...
Shirkadda Dahabshiil Group oo Lacag Ku Wareejisay Gudiga Gurmadka Caafimaadba Buuhoodle
Buuhoodle (SLpost)-Shirkadda Dahabshiil Group,ayaa deeq lacageed ku wareejisay gudiga gurmadka caafimaadka gobolka Buuhoodle,lacagtaas oo shirkadda Dhabshil Group ay kaga qayb qaadanaysay samato bixinta dadka...
Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Ka Wabixiyay Qaadhaanka Loo Ururiyay Dadkii Abaarta Ku Caydhoobay
(SL.Post) Guddida ka soo kabashada Abaaraha oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa ka warbixiyay xadiga qadhaanka laga soo ururiyay bulshada xuskii 18 MAY...
Halkan Ka Akhriso Tirada Dadka Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Magaalada Manchester Ee Dalka Ingiriiska
(SL.Post) -Sagaal iyo toban qof ayaa ku dhimatay 50 kalana way ku dhaawacantay weerar la rumeysan yahay inuu ahaa mid aragagixiso oo ka dhacy...
“Madaxweyne; Wasiirka Hawlaha Guud Taariikhdii Aad Wadada Ceerigabo Ka Heli Lahayd Wuu Masaxay”
(SL.Post) Muuse Yuusuf Raabi oo ah xoghayaha qorshaynta xisbiga mucaaradka ah ee Waddani,ayaa madaxweyne Siilaanyo u soo jeediyay inuu badbaadiyo wadada Ceerigoobo oo uu...
Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Hadlay Socdaalka Uu Hargeysa Ku Joogo
(SL.Post) Hoggaamiyaha Khaatumo Prof: Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka hadlay sababta uu wakhtigan u yimi Hargeysa, halka ay marayaan wada hadaladii Somaliland iyo kooxda...
Gabadh Dhalinyaro Ah Oo Soo Bandhigtay Nabarro Ay Qoyskeedu Ugu Geysteen Wiil Gabooye Ah Oo Ay Calmatay
(SL.Post) Rooda Mukhtaar Yuusuf oo ah gabadh dhallinyaro ah oo reer Hargeysa ah kana soo jeeda Beelaha Isaaq, ayaa sheegtay in qoyskoodu gaadhsiiyeen nabaro...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

