HomeFaysal Cali Waraabe Oo Dilaaliin Ku Tilmaamay Dad Ku Biiray Xisbiga KULMIYE

Faysal Cali Waraabe Oo Dilaaliin Ku Tilmaamay Dad Ku Biiray Xisbiga KULMIYE

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Guddoomiyaha iyo murashaxa xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa tilmaamay inuu yahay murashaxa ku haboon ee dalka ka saari kara marxalada uu maanta marayo.

Guddoomiye Faysal oo khudbad ka jeediyay xaflad loo sameeyay taageerayaal cusub oo shalay ku biiray xisbiga UCID, wuxuu ka jawaabay dadweyne dhawaan sheegay inay ku biireen KULMIYE, kuwaas oo ka soo jeeday deegaanka uu Faysal Cali Waraabe u dhashay, waxaanu ku tilmaamay inay ahaayeen dilaaliinta salayda, “UCID iyo Waddani iyo KULMIYE waa salka, laakiin waxa tartamayaa waa saddex nin. Muuse Biixi ayaa afar nin oo la yidhi saylada ayay ka dilaali jireen ayaa waxay ku yidhaahdeen  beeshan ayaa kugu soo biirtay oo tageeraya murashaxa muuse Biixi.”

Faysal oo hadalkiisa sii wataa wuxuu yidhi “Waan la yaabay mid Muuse Biixi taageera ayaa maalin dhawayd wuxuu yidhi bari ciddi inagama xigto, dad qaawan ayaa inaga xiga, adhigiina wuu ka baxay, waana taageerayasha Muuse, kuwa cirrona waad aragteen inanta leh tolaay yaa habaryoonisaay, waxaas ay leeyihin ayay

taagerayaashaadooduna qabaan oo isagaa ka dul hadlaya, aniguse waxaan leeyahay Somaliland inaan midayno ayaan doonayaa, bari iyo galbeed intaan ku noqday waad ogtihiin, xisbi qaran oo aan saar qabiil ku jirin ayaan doonaynaa.”

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories