Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay In Xisbiga UCID Uu Ku Wareejinayo Wasiirka Madaxtooyada
Hargeysa (SL.Post) Waxa soo baxay warar nuxurkoodu yahay in Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe uu xisbiga UCID ku wareejinayo...
Hargeysa: Xildhibaan Wasiirka Arrimaha Guddaha Ku Eedeeyay Inuu Kala Qaybinayo Bulshada Gobolka Sool
Hargeysa (SL.Post) Siciid Maxamed Cilmi oo ah mudane ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay Xarunta Baarlamaanka, ayaa sheegay in Wasiirka...
Golaha Wakiillada Oo Ansixiyey Ajandaha 33-aad Oo U Ku Jiro Xeerka Baananka Ganacsiga Iyo Kala Qayb-sanaantii Xildhibaanada
(SL.Post) Fadhi ay maanta yeesheen mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland oo uu shirguddoominayey Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Baashe Maxamed Faarax, waxay Xildhibaanadu ansixiyeen...
Faysal Cali Waraabe Oo Qaadacay Muddo-kordhintii Guurtidu U Samaysay Goleyaasha Wakiillada Iyo Degaanka
(SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa si adag uga soo horjeestay muddo kordhintii loo sameeyay goleyaasha baarlamaanka (Guurtida...
“Inatii Xukuumadda Siilaanyo Joogtay, Haddii Guri La Iibiyay Ma Soo Helaysid” Wasiir Cali Mareexaan
(SL.Post) Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa sheegay in saska ay ka qaadeen xisbiga WADDANI saldhigga millatari...
Xukuumadda Oo Dariiq Diblamaasiyadeed Oo Ka Duwan Somaliya U Martay Danaheeda Maraykanka
Hargeysa (SL.Post) Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland D.r Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inay si dhow indhaha ugu hayaan amarkii xukuumadda Maraykanku ugu xanibtay u...
Malaayiin dollar oo laga dhacay garoonka diyaaradaha ee Johannesburg
Hargeysa(SLpost) Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Africa ayaa sheegaya in burcad hubaysan oo ku soo labistay dharka booliiska ay dhac ka gaysteen garoonka caalamiga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

