Monthly Archives: January, 2017

spot_imgspot_img

Maxamed Xaashi Oo Eedo U Jeediyay Golaha Guurtida

(SL.Post) Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa eedo u jeediyay Golaha Guurtida, waxaanu ku tilmaamay inay gabeen masuuliyada ay dalka...

Xisbiga WADDANI Oo Baaq Nabadeed Ka Soo-saaray Shaqaaqo Ka Dhacday Deegaanka Higlo Ee Buuhoodle

(SL.Post) Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) isaga oo ku hadlaya magiciisa, kan xildhibaannada Golaha Wakiillada iyo weliba kan...

Faysal Cali Waraabe Oo Dhaliilay Qaabka Ay Xisbiyadu U Soo Xushaan Musharrixiinta Madaxweyne Ku Xigeenka

(SL.Post) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbigaasi Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Shacabka Somaliland ay Musharraxiinta Madaxweyne-nimo ee...

Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Tallooyin U Soo Jeediyey Wasaaradda Waxbarashada

(SL.Post) Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa wasaaradda waxbarashada usoo jeediyey talooyin muhiim ah oo la xidhiidha sidii  tacliinta saree e...

“Siillaanyo Sharciga Dalka Maaha Waxna Kama Bedeli Karo, Muuse Biixi, Faysal Iyo Cirro Midna Dastuur Maaha…”Boqor Buurmadoow

(SL.Post) Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow, oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa sheegay in arinta Doorashada aanay awood u lahayn inay ka hadlaan...

Culimaynta Caammadu Waa Gumaynta Garashada – W/Q: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxamed (Beder).

Haddaad maqli jirtay odhaah caan baxday oo ahayd “Duul culimo qastay” maanta waxa si wayn u beddeshay “Duul caamo qastay”. Hore iyo haddeer ba soomaalidu...

Guddoomiyaha GAAROODI Oo Ka Dayriyay Xaaladda Abaareed ee Degmooyinka Salaxley iyo Balli-mataan

Hargeysa (SLpost) - Guddoomiyaha ururka Gaaroodi Dr. Cali Xasan Xirsi ayaa ka dayriyay xaaladda abaareed ee degmooyinka Sallaxley iyo Balli-Mataan oo ka tirsan gobolka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img