HomeXukuumadda Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Go’aan Lagu Mamnuucayo Joojinta Isticmaalka Iyo Ku...

Xukuumadda Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Go’aan Lagu Mamnuucayo Joojinta Isticmaalka Iyo Ku Safarka Baasaboorka Somalia

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Shir maanta iskugu   yimaadeen  Wasiirada Wasaaradaha  Arrimaha Gudaha Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir, Wasiirka Duuliska, Hawada iyo gaadiidka Cirka Farxaan  Aadan Haybe, oo  ay  wehelinayaan  Wasiiru Dawlaha Amniga Maxamed Muuse Diiriye, Taliyaha Ciidamada Boliska Sareeye Guudo  Cabdillaahi Fadal Iimaan,  iyo Taliyaha Ciidanka Laanta Socdaalka Maxamed Cismaan Caalin ayaa  dalka lagaga  mabnuucay   Guud Ahaanba  in   lagu  joojiyey  Isticmaalka  Iyo ku  Safrida Baasaboorka Soomaaliya Ee Lagu  Sameeyo  Gudaha Somaliland.

IMG_0905-1024x683

Shirkan  oo  maanta  oo ay  taariikhdu  tahay  29/01/2017  ka    qabsoomay    xafiiska  wasiirka  Arrimaha gudaha ayaa  lagu   cusboonaysiiyey    qaraar   hore uga  soo  baxay  wasaarada arrimaha  gudaha  oo   mabnuucayey  qaadashada  iyo  isticmaalka  baasaboorka  lagu  sameeyo   ama laga  soo  saaray   goob  kamida   gudaha  dalka  Somaliland.

 

Go’aamada   Wasiiradu  isla  qaateen  waa  sidan  hoos  ku  qoran:

 

1-In  gabi  ahaanba  la  joojiyo  qaadashada , istimaalka  iyo  ku  safarka  baasaboorka  soomaliya ee  kazoo  baxay  ama  ku  qorantahay  in lagu  sameeyey   goob  kamida  dhulweynaha  jamhuuriyada  Somaliland  laga  bilaabo January 2017.

 

2-  Dhamaan  Shirkadaha  safarka iyo diyaaradaha ( Airlines and  Travel Agencies) kuma  jari karaan  tigidh  baasaboorka  kor  ku  sheegan  ee la  mamnuucay Isticmaalkiisa.

 

3-  Dhamaan  laamaha  Socdaalka  iyo   Amniga waxa  la farayaa  in aan   baasaboorkan dalka  lagu   soo  gali Karin lagagana  bixi  Karin.

 

 

Scan-745x1024

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories