HomeRaysal-Wasaaraha Itoobiya Oo Si Taxader Leh Uga Hadlay Wada-hadallada U Dhexeeya Somaliland...

Raysal-Wasaaraha Itoobiya Oo Si Taxader Leh Uga Hadlay Wada-hadallada U Dhexeeya Somaliland Iyo Somalia

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Raysal-wasaaraha Dawladda Federaalka Itoobiya Hailemariam desalegn, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Wada-hadallada u dhexeeya Dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya.

Raysal-wasaaraha Itoobiya oo u warramay Weriye Cabdisalaan Ibraahim Hereri oo ka tirsan Telefiishanka Universal, ayaa sheegay inay Dawlad ahaan ay Dhiiri-gelisay Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya wallow in muddo ah Hakad ku jireeen.

Raysal-wasaaraha Soomaaliya wuxuu amaanay Madaxweynaha Soomaaliya, “Aniga waxa aad ii dhiirigaliyay, tallaabadii uu qaaday Madaxweynaha talada haya, ee uu ku sii ambaqaadayo wada-hadalkii u dhexeeyay Maamulka Somaliland iyo Soomaaliya”ayuu yidhi, Raysal-wasaaraha Itoobiya, waxaanu intaasi ku daray in Arrimaha ay ka wada-hadlayaan ay yihiin wax iyaga u yaalla, “Arrinta u dhexeysa Somaliland iyo Soomaaliya waa mid iyaga u taalla.”

Wada-hadallada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya oo hakad-galay badhtamaha Sannadkii hore 2016-dii, ayaan illaa hadda dib u bilaabmin.

Dawladda Itoobiya ayaa ka mid ah Dawladaha jaarka la ah Soomaaliya iyo Somaliland ee sida dhow isha ugu haya Wada-hadalladan.

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories