Filamka War Mooge Oo Dhalinyaro Somaali Ah Ay Matashay 2
Landon(SLpost)-Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Filimka War Mooge qaybtiisa labaad oo dhalinyaro Soomaali ah ay ku matashay dalka Ingiriiska, https://youtu.be/QdBMgwFjCw8
Shabakad Loogu Talo Galay In Carruurta Oo Keliyi Sida Google Wax Uga Baadhato Iyo Faa’idada Ku Jirta
Washington (SLpost)- Dhammaan Bogagga Internet Ka Ee Loo Adeegsado Baadhista Xogtu Waxa Ay Leeyihin Adeegyo Dhinaca Ammaanka Ah, Oo Loogu Taglogalay In Ay Diidaan...
Britain oo aqoonsatay ninkii ku jiray muuqaalka IS
UK(SLpost)-Sirdoonka Britain ayaa BBCda u sheegay in ay rumeysan yihiin in ay aqoonsadeen ninkii sida weyn looga shakisnaa ee ka soo muuqday cajaladdii ugu...
Dawladda Somaliland Oo Ka Hadashay Fiisaha Ay Joojisay Safaaradda Itoobiya Ee Hargeysa
Hargeysa (SLpost)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed Kayse), ayaa ka hadlay Fiisaha Itoobiya, ee ay joojisay Saraafadda Itoobiya ee...
Dalalka Baxrayn iyo Sudan Oo Xidhidhka U Jaray Iran iyo Dalal Kale Talaabooyin Kale Qaaday
Hargeysa(SLPost)-Saddex dal oo xulufo la ah Saudi Arabia, ayaa xirdhidhka u jaray Iran ama yareeyay, kadib markii Saudi Arabia ay xidhiidhka u jartay Iran,...
15 Sano Oo Xadhig ah Ayaa Lagu Xukumay 9 Dhalinyaro Ah Oo Lawyacado Ku Kufsaday Laba Hablood Oo Socoto Ah
Saylac(SLpost)-makamada gobalka Awdal ayaa 15 sano oo xadhig ah ku xukuntay 9 dhalinyaro ah oo laba hablood oo socoto ah ku kufsaday magaalada Lawyacado,...
Berbera:-Ururka Guul Alle Oo Lacag Deeq Ah Ku Wareejiyay Qoys Danyar Ah
(SLpost)-Ururka Guul Alle Oo Lacag Deeq Ah Ku Wareejiyay Qoys Danyar Ah oo ku nool magaalada Berbera, waxaana qoyskan la gaadhsiiyay 7300 oo dolar. https://youtu.be/cMuMRDP80zw
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

