HOGAAMIYAASHA DUNNIDU HALKAY KU QAATAAN FASAX SANNADEEDKOODA 2016
Hargeysa(SLpost) Madaxweynayaasha iyo hogaamiyaasha adduunka ayaa doorta dhinacayo kala gadisan si ay ugu soo qaataan fasaxa dhamaadka sannadka tagay iyo soo dhaweynta kan cusub...
Taliyaha Socdaalka Oo Ka Hadlay Nin Lagu Tuhunsan Yahay Faafinta Mahad-habta Shiicada Oo Ay Hayaan
Hargeysa(SLpoast)-Taliyaha ciidamada socdaalka Somaliland ayaa ka hadlay nin ay hayaan oo lagu tuhunsan yahay faafinta madhabta shiicad, ninkan oo ay warbaahintu qortay inuu yahay...
Siyaasadda Maaliyadda Iyo Kaalinta Ay Ka Qaadato Horumarka Dhaqaalaha 2
(Qaybtii 2’Aad)Waxa aynu qaybtii koobaad ku soo qaadanay shan qodob oo ah ahmiyadaha waaweyn ee ay siyaasadda maaliyaddu u leedahay horumarinta dhaqaalaha, waxaana aynu...
Qunsuliyadda Dawladda Turkey-ga u Joogta Somaliland oo hab cusub u dejisay nidaamka codsiga fiisaha
Hargeysa(SLpost)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dawladda Jamhuuriyadda Turkey-ga ayaa soo saartay hab cusub oo lagu dalban karo fiisaha lagu galo dalka Turkey-ga taasoo si rasmi ah...
Golaha Amaanka Qaramada Midoobay Oo Canbaareeyay Iiraan
US(SLpost)-Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si xoog leh u cambaareeyay weerarka ay dibadbaxayaasha Iran ku qaadeen safaaradda Sacuudiga ee Tehran, taasoo keentay muran...
Gudida Dhaqaalaha Golaha Wakiilada Oo Sharciga Maalgashiga Horgaynaya Golaha
Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada ayaa sheegay inay golaha hor geyn doonaan shaciga maalgashiga oo horyaala golaha wakiilada. https://youtu.be/mUvm89C4xgk
Dekeda Berbera Oo Ay Buuxdhaafiyeen Gaadiid Cashuur Dusha Laga Saaray iyo Lanbar La’aan Ah
Berbera (SLpost)-In ka badan afar boqol oo baabuur ayaa afartii maalmood ee ugu danbeeyey ku xaniban Dekeda Berbera kadib markii ay waayeen nambaradii baabuurta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

