Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Musharax Jamaal Oo Dhaliilay In Xisbiyadu Ay Bixiyaan Kharashka Ku Baxaaya Goobjoogayaashooda Diiwaangalinta

Hargeysa(SLpoat)-Musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa dhaliilay in xisbiyada la waydiiyo xubnaha u joogayo goobaha diiwaangalinta kharashka ku baxaaya iyada...

Wasiirka Caafimaadka Oo Xanaano U Dhagax Dhigay Reer Berbera

Berbera(SLpost)-Wasiirka caafimaadka Saleeban Xaglatoosiye ayaa xanaano caafimaad u dhagax dhigay xaafada Burco Sheekh ee magaalada Berbera, wasiirka oo ay waheliyaan masuuliyin kale ayaa dhagax...

Agoon Aabbo Leh

Qaboow aad u daran ayaa jira caawa, jiingaddu way darrooraysaa, qaylada carruurta ka baxaysaa waa mid ku beer qaadaysa, gawsaha ayey isla dhacayaan, afka...

MAXAA MUDAN IN WAX LAGU XUSHO Q 2AAD

Qormadeenii hore waxa aynnu ku soo qaadanay cidda mudan ku dayashada iyo saaxiibka sifooyinka loogu xulanayo, Sidaa darteed qormadeennana waxaynu ka sii qaadaynaa cidda...

“Labadaas nin (Xaabsade iyo Cali Khaliif )waa niman reer Somaliland ah oo Somaliland wax ka dhisay..” Warancade

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa ku tilmaamay Cali Khaliif iy Xaabsade siyaasiyiin aan fogayn oo reer Somaliland ah, waxaanu luuqad diblamaasiyadeed ku...

Japan oo Ruushka ka dalbatay heshiis nabadeed

Japan(SLPost)-Rai’sal wasaaraha Japan Shinzo Abe, ayaa madaxwaynaha Ruushka Vladamir Putin ugu baaqay wadahadal si ay heshiis nabadeed u saxiixdaan labadaasi dal. Labadan dal waligood may...

Sweden Oo Sharci Kusoo Rogtay Xadka Denmark

Hargeysa(SLpost)-Dadka ka tagaya Denmark una safraya Sweden, ayaa waxaa looga baahnaan doonaan inay tusaan kaararkooda qoonsiga, laga billaabo maanta oo Isniin ah. Tallaabadan ay qaaday...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img