HomeWasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadashay Qaabka Ay Doonayaan Inay Dib...

Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Hadashay Qaabka Ay Doonayaan Inay Dib Ugu Bilawdaan Wadahadaladii Somaliya Ka Dhaxeeyay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Wasaarada arimaha dibada Somaliland ayaa ka hadashay inay wakhtigan danaynayaan in wadahadalada Somaliland iyo Somaliya Turkigu uu ka naqdo dhex dhexaadiye halka marka hore uu ahaa fududeeye, laguna soo daro dalalka Norway iyo Ingiriiska.

Waxa sidan sheegay wasiir ku xigeenka arimaha dibada Axmed-kayse waxaana isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi“Anagu mawqifkayaga waanu cadaynay ka Somaliland ahaan inay wada hadaladii sii socdaan oo laga gungaadho, laakiin waxaanu doonaynaa in qaabkii hore ee loo waday wax laga badalo, tii hor dawlada Turkiga uunbaa ku jirtay oo doorkooduna dhexdhexaadin muu hayan ee fududayn ayuu ahaa, markaas hada waxaanu codsanay inay dawlada Turkigu door dhex dhexaadineed ay qaadato, laguna soo daro dalal kale oo aanu codsanay oo Norway, Ingiriiska EU-daba, markaas wada hadalada in laga gungaadho Somaliland ayaa ay daacad ka ahyad.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories