HomeTurkiga Oo Saldhig Milatari Ka Samaysanaya Somaliya Iyo Dareenka Taagan Ee Reer...

Turkiga Oo Saldhig Milatari Ka Samaysanaya Somaliya Iyo Dareenka Taagan Ee Reer Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Istanbul(SLpost)-Dawladda Turkiga ayaa sheegtay inay saldhig milatari ka dhisanayso wadanka Somaliya.

Emel Tekin oo ah madaxa wasaarada arimaha dibada dowlada Turkiga ee masuulka ka ah howlgalka Soomaaliya ayaa qirtay in dowladeedu ay Saldhig Military ka dhisayso magaalada Muqdisho kaas oo lagu tababari doono ciidamada Dowlada Soomaaliya.

Waa markii ugu horeysay oo ay Xukuumada Ankara ka hirgalinayso gudaha Soomaaliya,waxayna tani qeyb ka tahay heshiis hore u dhaxmaray dawladaha Turkiga iyo Soomalaiya.“Saldhigan military wuxuu fududeyn doonaa islamarkaana wuxuu saldhig u noqondoonaa tababarada milatry ee qaarada afrika” sidaa waxaa tidi Emel Tekin.

Waaxda daafaca baarlamaanka Turkiga ayaa 9 bishii tagtay qalink ku duugay heshiis military oo ay wada saxeexdeen wasiirada daafaca Turkiga iyo Soomaaliya.

Dawladda Turkiga ayaa hore u bilowday dhismaha cidanki Cirka Somaiya, waxaa muuqata in Turkigu Somaliya u dhisayo ciidamada kala duwan ee Somaliya. Waxaanay dhismaha ciidamadan Turkigu ku soo beegmayaan iyadoo uu Turkigu geesta kale ku mashquulsanyahay wada hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Somaliya, iyadoo la ogyahay doorkii ay ciidamada kala duwan, gaar ahaan ciidankii cirka Somaliya ku lahaa xasuuqii loo gaystay shacabka Somaliland.

xigasho Geeska Afrika

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories