Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Jabuuti Oo Iyaduna U Hiilisay Sucuudiga Xidhiidhkana U Jartay Iiraan

JABUUTI-(SLpost)-Dalka Jabuuti ayaa maanta sheegay inuu xidhiidhka diblomaasiyadeed u jaray dalka Iran, kadib weerarkii dhowaan dad carreysan ay ku qaadeen safaaradda Sucuudiga ee magaalada...

“Hogaamiyeyaasha Ummaddu Wax Ha Ku Qaataan” Qisso Laga Soo Weriyey Amiiraddii Muslimiinta.

Sida lasoo wariyay ee taariikhda ku qoran waxaa bari baryaha kamid ah goor habeen ah oo aad u qabaw dabaylina ay kacayso ciid wadata...

Agabkii Diiwaangalinta Oo Burco La Gaadhsiiyay

Hargeysa(SLpost)-Gudida dorashooyinka qaranka ayaa agabkii diiwaangalinta codbixiyayaasha waxa uu gaadhsiiyay magaalada Burco, waxaana lagu diiwaan galin doona 163 goobood. https://youtu.be/z8ohq-CKplA

Sixirka Shidaalka Caydhin Oo Aad Hoos Ugu Dhacay Dunida

Hargeysa(SLpost)-Sicirka saliida shidaalka cayriin ayaa hoos uga dhacay soddon iyo shan dollar barmiilkii markii ugu horaysay kow iyo toban sanno. Iyadoo ay saamaysay shidaalka badan...

Taliyaha Asluubta Oo Booqday Mandheera Xadhigana Ka Jaray Dhismayaal Cusub

Mandheera(SLpost)-Taliyaha ciidanka asluubta ayaa kormeer ku tagay xabsiga Mandheera oo ay ku xaraysan yihiin maxaabista ugu badan ee Somaliland, waxa uu taliyahihu soo bandhigay...

Kuuriyada Waqooyi Oo Sheegay Inay Tijaabisay Nukliyeerka Bomb Haydrogen Ah

  Hargeysa(SLpost)-Dalka Kuuriyada Waqooyi, ayaa sheegtay in uu markii ugu horaysay ku guulaysatay in uu tijaabiyo hub nukliyeerka haydrogen. Hadalka ayaa laga sheegay Telefishinka, saacado kadib...

Madaxtooyada Oo Xisbiga Waddani Jawaab Ka Siisay Qoraalkii Uu Soo Saaray

Hargeysa(SLpost)-Afhayeenka madaxtooyada Somaliland ayaa jawaab siiyay xisbiga Waddani oo dhawaan madextooyada ku eedeeyay inay ka sameeyaan been abuur, waxaanay sheegeeen in Amed Muumin Seed...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img