Guddoomiyaha Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Caruur Ay Laascaanood Ku Qabteen Oo Waalidkood Lagu Aamini Waayay
Laascaanood(SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Sool Yaasiin Maxamed Shide,ayaa ka hadlay saddex caruur ah oo ay hayaan xarunta maamulka gobolka Sool, kuwaasi oo laga qaaday magaalada...
Nin Si Khalad Ah 13 Sannadood Ugu Xidhnaa Xabsiga Guantanamo
US(SLpost)-Dawlada Maraykanka ayaa khamiistii sii daysay nin si khalad ah ugu xidhnaa Xabsiga ku yaal Jasiirada CUBA ee Guwantanamo, kadib markii la ogaaday in...
Baraf ka Da’aya Gobollada Bariga Maraykanka
Us(SLpost)-Magaalada Washington DC iyo gobollada bari ee Maraykanka waxaa ka da'aya baraf dabeylo wata oo la sheegay inuu socon doono ilaa 30 saacadood ee...
Dad ku dhintay toogasho ka dhacday Canada
Canada(SLpost)-Booliska dalka Canada waxa ay sheegayaan in afar qof lagu dilay toogasho ka dhacday iskuul ku yaalla gobolka Saskatchewan ee bartamaha dalkaasi. Warar hordhac ah...
Dadka U Dhinta Sababta Sawir Ay Iska Qaadayeen Oo Batay Iyo Dal Mamnuucay In Meelaha Qaar Lagu Galo
Delhi (SLpost)- Wargeyska caanka ah ee Washington Post ayaa warbixin ay dhowaan baahisay ku sheegtay in tiro-koob ay ilo rasmi ah u adeegsatay ay...
Maxamuud Raage Oo Ku Laabtay Xukuumadii Uu Dhaliilaheeda Ku Adimijiray
Hargysa(SLpost)-Xoghayihii garabka siyaasada Waddani Maxamuud Raage ee dhawaan is casilay ayaa lagu soo dhaweeyay xisbiga Kulmiye, masuulkan ayaa hore u dhaliilo xoogan ugu jeediyay...
Hargeysa:-Ganacsatada Suuqa Waaheen Oo Soo Dhaweeyay U Gurmashada Shilkanka Somaliland
Hargeysa(SLpost)-Ganacsatada suuqa Waaheen ayaa si diiran u soo dhaweeyay in xukuumadu u gurmatay SHilkan Somaliland isla markaasna sare loo soo qaaday halka hoos loo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

