Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

SANAAG: Ajaanibka Sharci-darrada ku jooga Somaliland oo Cabasho ka muujiyey Muddada loo qabtay inay dalka kaga baxaan

Ceerigaabo (SLpost)- Dadka Ajaanibka ah ee ku dhaqan magaalo-madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo, gaar ahaan Soomaalida u dhalatay dalka Soomaaliya, ayaa cabasho ka muujiyey...

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Oo Ka Hadlay Gu’aanka Ganacsatada Ee Shilinka Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha ruugta ganacsiga Somaliland ayaa daboolka ka qaaday inay kulankii madaxweynaha ay la qaateen kadib dhiiri galin doonaan shilinka Somaliland oo haatan hoos u...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Kulankii Ganacsatada iyo Madaxweynaha

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan la qaatay ganacsatada dalka si uu ugla hadlo isticmaalka lacagta dalka oo qiimo badhac weyni ku yimi, isla...

“Waa xaq in shacabka Jabuuti ugu abaalgudaan waxqabadkii iyo horumarkii uu gaadhsiiyey Madaxweyne Ismaaciil Cumar.”Xasan Suudi

  “Lagamu qiimeeyo inta xilli ee qofku qabtay xilka, ee waxa lagu qiimeeya waxuu qabtay, mucaaradkana waxaan leeyahay noqda kuwo wax dhisa..” Mr. Xasan Suudi...

Sawiro Ismacnaynaaya Cirro iyo Muuse Iyo Hashii

Hargeysa(SLpost)-Dhawaan socdaalo ollole iyo taageerayaal kala jiidasho ah waxa gobalka Togdheer oo diiwaangalintii codbixiyayaasha ay ka socoto ku tagay musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biix...

Wariye Coldoon Oo Wali Xidhan iyo Sawirgacmeed Laga Sameeyay

Burco(SLpost)-Ciidamada booliska ayaa xabsiga u taxaabay waliye Cabdimaalik Coldoon oo lagu haysto sida la sheegay waraysi uu ka qaaday nin maxbuus ah, inkasta oo...

Ciidamada Qaranka Oo Gacan Bir Ah Dul Dhigay Kooxda Khaatumo Oo Dagaal Gaadmo Ah Ku Soo Qaaday

Sool(SLpost)-Ciidamada Qaranka JSL ayaa jawaab adag ka bixiyey saaka dagaal gaadmo ah ay kusoo qaadeen kooxda nabad diidka ah ee Khaatumo, jawaabtan ay bixiyeen...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img