Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo Sheekh Adan-siiro Oo sheegay In Xukuumadii Riyaale Lagu Gafay

Hargyesa(SLpost)-Sheekh Aadan Siiro Ayaa sheegay in lagu gafay madaxweynse Daahir Rayaale isaga oo dhaliilay xukuumada ahaatan. https://youtu.be/Jn3ZER_7WzA

Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Ujeedooyinka Socdaalkiisa Burco

Burco(SLpost)-Gudoomiye Cirro ayaa dhawaanahanba socdaal ku maraayay gobalka Togdheer hakaas oo ay ka socoto diiwaangalinta codbixiyayaasha isla markaasna dhawaan uu olole ku soo maray...

Shan Caruur Ah oo Hargeysa Laga Xaday Ayaa Lagu Qabtay Laasacaanood

Laascaanood (SLpost)-Waxa lagu qabtay xalay Magaalo madaxda Gobolka Sool ee Laascaanood Saddex Caruur ah oo da’a doodana lagu qiyaasay ka ugu weyn inuu yahay...

Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Weerarkii Xeebta Liida Lagu Qaaday

Muqdisho(SLpost)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay weerarkii maleeshiyada Al-Shabaab ay xalay ku qaadeen xeebta Liido, oo lagu dilay ugu yaraan 20 qof. Hadal...

Tunuusiya Oo Mudaharaadyo U Eeg Kuwii Xukuumadii Hore Lagu Riday Ay Gilgileen

Tunisiya(SLpost)-Dibadbaxyada shacabka ee dalka Tunisiya ayaa waxa ay ku sii fidayaan dhammaan magaalooyiinka dalkaasi. Xalay, rabshado u dhexeeyay booliska iyo isu soo baxayaasha ayaa waxa...

Suuqyada Yurub Iyo Asia Oo Sare U Kacay

Hargeysa(SLpost)-Saamiyada ee Asia iyo Yurub, ayaa sare u kacay Jimcaha (1/22/2016), ayaga oo raacaya suuqyada Mareykanka, kadib maalmo hoos u dhac ah. Suuqa Tokyo ee...

Abwaan Weedhsame Oo Ka Hadlay Qaabka Xukuumadu Shilinka Somaliland Ee Qiimo Dhacay u Abaartay

"Waqtigii dawladdii Siyaad Barre ayaa alaabooyinka qaar laga madnuucay waddanka. Halkii ay ahayd in ganacsadaha alaabtan waddanka keena aan loo ogolaan inu dekada kala...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img