Shaqaale Tabobar Dhanka Biyaha Ah Ugu Baxay Dalka Itoobiya
Hargeysa(Slpost)-Agaasimaha guud ee wasaarada deegaanka iyo reerkiimiga ayaa ka warbixiyay shaqaale tabobar loogu diraay dalka Itoobiya, kuwaas oo wasaaradoda iyo wasaarada biyaha ka kooban. https://youtu.be/PlDVMRnwj2Q
Xukuumada waan ku bogaadinayaa talaabooyinka ay kor ugu qaadayso isticmaalka shilinkeena.
Shalay ayey ahayd markii ay si wada jira ugu dhawaaqeen madaxweyne ku xigeenka dalka iyo gudoomiyaha rugta ganacsiga somaliland in xukuumada iyo ganacsatada dalku...
Booliska Ingiriiska Oo Su’aallo Waydiiyey 10 Jir Muslin Ah Oo Erayga Terrorist (Argagixiso) Ku Khalday Eray Kale.
Hargeysa(SLpost)- Wiil 10 jir Muslim ah, ayaa ay su’aalo iyo baadhis ku sameeyeen ciimmada booliska waqooyiga Englan, kadib markii uu cashar Ingiriisi ah oo...
Qiimaha Doolarka Oo Dhulka La Dhigay Iyo Wali Maciishada Oo Halkeedii Taagan
Hargeysa(SLpost)-Qiimaha shilinka Somaliland ayaa sare u kacay kadib markii xukuumadu ay samaysay dadaalo wax lagaga qabnaayo qiimo dhaca ku socda lacagta dalka, dhanka kale...
Faa’idooyinka Beerka Adhigu U Leedahay Caafimaadka Iyo Dhibta Uu Ku Keeni Karo Xaaladaha Qaarkood
London (SLpost)- Waa shaki la’aan in cunista noocyada kala duwan ee hilibku ay faa’idooyin aan la soo koobi Karin u leedahay quudinta iyo nafaqaynta...
“Warka Odhanaya Wuxuu Waabeeye Ku Biiray Waddani, Wax Ka Jiraa Ma Jiraan, Anigu Isbahaysiga Ayaan Ka Mid Ahay, Waxaanu Ku Tashano Ayay Taladayadu Noqonaysaa”...
Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye oo ah guddoomiye xigeenka 2aad ee xisbiga KULMIYE islamarkaana ka tirsan siyaasiyiinta isbahaysiga KULMIYE, ayaa beeniyay inuu ku biiray...
Urdun Oo 12 Qof Ku Dishay Xuduudeeda Suuriya Daroogooyina Qabatay
Urdun(SLpost)-Dowladda Urdun waxa ay sheegeysaa in ilaalada xuduudeeda ay dileen 12 qof oo hubeysan, kaddib markii ku dhowaad 30 qof ay isku deyeen inay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

