HomeBooliska Ingiriiska Oo Su’aallo Waydiiyey 10 Jir Muslin Ah Oo Erayga Terrorist...

Booliska Ingiriiska Oo Su’aallo Waydiiyey 10 Jir Muslin Ah Oo Erayga Terrorist (Argagixiso) Ku Khalday Eray Kale.

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa(SLpost)- Wiil 10 jir Muslim ah, ayaa ay su’aalo iyo baadhis ku sameeyeen ciimmada booliska waqooyiga Englan, kadib markii uu cashar Ingiriisi ah oo loo diray si khalad ah ugu qoray inuu ku nool yahay Guri argagixiso (Terrorist House) sida ay soo tebisay Wakaalada BBC-du.

Wiilkan yar, ayaa doonaayey inuu qoro inuu ku nool yahay guri beeralayd ah (Terrace house), balse ku khaldamay inuu qoro erayga keenay in boolisku baadhaan, kadib markii macallinkii wax u dhigaayey uu fahmi waayey in wiilku khadlay, warkiisana si deg deg ah booliska ugu gubiyey, isagoo raacay sharci cusub oo falalka argagixiso lagaga hortagaayo, kaasoo lagu dhaleeceeyo inuu ka dhan yahay bulshada Muslimka ah oo kaliya.

Ciidammada boolisku waxa ay warraysi la yeesheen wiilka yar, iyagoo baadhitaan ku sameeyey kombuyuutar guriga yaalay, qoyska wiilkan yar ka dhashayna waxa ay dalbadeen in raalligelin laga bixiyo falka lagula kacay oo ay bixiyaan booliska iyo dugsigaba sida BBC-du sheeegtay.

“Ilmaha in ay siday ku sameeyaan may ahay, waqtigan inuu wax qoro wuu ka cabsanaya,” ayuu yidhi nin ay ilmaha qaraabo yihiin oo BBC-da la hadlay.

Ilmahan yar magaciisa iyo haybtiisa dhabta ah lama baahin si loo ilaaliyo xuquuqdiisa carruurnimo, iyo in hortago in arrintan dhib u keento.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories