Labaatan Qof Oo Ku Geeriyooday Barafka Ka Dhacaya Maraykanka
US(SLpost)-Gobollo ku yaalla dhinaca bari ee dalkan Maraykanka waxaa ka da’aya baraf xooggan, Magaalada New York ayaa Iyana gebi ahaan la xidhay, iyada oo...
Madaxweynaha Elatariya oo Beeniyay In Cunto Yari Haysato Dalkiisa
Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, ayaa ku ganacseyray cabsida ah in dalkiisu ay heysato cunto yari ba'an - iyada oo abaar xun ay ka taagan...
Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal,
(1936kii - 2016ka) "Waxan waayey, waayeel murtida, waajibkeed gudaye, Waxan waayey, waadiga hiddaha, weel nin noo dara e', Waxan waayey, ruux loo wakiyo, wiiqii...
Doolarkiibaa Jabay: Waa Go’aankii Madaxweyne Siilaanyo – Qalinkii Mustafe Cabdi
Laba todobaad ka hor ayey ahayd markii madaxweyne Siilaanyo daboolka ka qaaday inay ka go’an tahay in qiimaha doolarka oo dhawaan cirka isku shareeray...
Faahfaahinta Qodobbo Xaasaasi ah oo lagaga hadlay Kulan Madaxweyne Siilaanyo la yeeshay Ganacsatada dalka + SAWIRRO
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta kulan ballaadhan oo ay ku weheliyaan masuuliyiin xukuumaddiisa ka tirsan la qaatay qaar ka...
Gudoomiye Cirro oo Geel dhaqasho ah la siiyey+Weedhaha & Kaftankii lays-weydaarsaday
Burco(Slpost)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo maalmihii u dambeeyey socdaal taageero-raadi ah ku marayey deegaamo ka tirsan Gobolka Togdheer,...
Wasiirka Maaliyada Oo Sheegtay Inay Bilaabeen Qaadista Cashuurta Liisamada
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka maaliyada Samsam Cabdi Aadan ayaa sheegtay in ay bilaabeen cashuurta liisamda gaadiidka, kadib markii dhawaan ay wasaarada hawlaha guud ku eedeeyeen in ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

