Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Sawirro: Daawo Muuqaalka NEEF RI’ ah oo Mataanaysay Afar Waxarood

Waxaanu Halkan idinku soo gudbinaynaa Muuqaallo laga Qaaday Neef Ri' ah oo mar kaliya Dhashay Afar Waxarood ah. Subxaanallaah... SAWIR-QAADE CIGAAL SHIDAAD

Qabyo-qoraalka Xeerka Bangiyada Ganacsiga Maxaa Ka Khaldan?

Ilyaas Maxamed Xuseen Hordhac   Akhriste waxaan qiyaasayaa inaad la socotey buuqa iyo sawaxanka ka dhashay qabyo-qoraalka xeer mar dhexdaas ah la horkeenay baarlamaanka Soomaalilaan si loo...

Dilkii Qorshaysnaa

Alexander Litvinenko Waxay ahaayeen Saaxiib dhaw Madaxweynaha Wakhtigan ee Dalka Rush-ka Vladimir Putin oo ay ka wada Shaqayn Jireen Hay’add Sirdoonka Dalkaas ee KBG,...

Sababta Aanay Warbaahintu U Mudnayn Kalsoonida Dadka Ay U Warranto

Inta aan ka ogahay dhibaatooyinkaas aan qormadii hore ku soo xusay waa kuwo Soomaalida ay la wadaagaan in badan oo ka mid ah warbaahinta...

Lix baabuur baa miyigii taga, maxay se u tagaan?!

  1. Gaadhi uu wato siyaasi olole siyaasadeed ku jira oo warkiisu aanu af madhan iyo beerlaxawsi dhaafsiisnayn. Siyaasi maalinta uu cod doonayo soo barya...

Soomaaliya Iyo Sacuudiga Iyo Xidhiidhka Loo Jaray Iiran(Sirta Wikileaks) .

Dad badan oo arrimaha Soomaaliya iyo Sacuudiga xog-ogaal u ahi lama ay yaabin dhacdooyinkii ugu danbeeyey gaar ahaan dhaliishii ay Soomaaliya u dirtay dalka...

Ceerigaabo Oo Si Diiran U Soo Dhawaysay Badhasaab Ku Xigeen Loo Magacaabay

Hargeysa(SLpost)-Badhasaab ku xigeen cusub oo loo magacabay gobalka Sanaag ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobalkaas ee Ceerigaabo, waxaana masuulkan lagaga hortay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img