Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

12 TALLO OO KU SOCOTA MADAXWAYNE SIILAANYO

Waxaan bogaadinyaa Madaxwayne Siilaanyo oo si geesinimo leh u qirtay in  Xukuumadeesu daabacday lacag   badan oo curisay  sicir-bararka. Maanta, waxa hoos u dhacay doolarka...

Shidaalka oo saameeyay dhaqaalaha Ruushka

Ruushka(SLpost)-Dhaqaalaha Ruushka oo hoos u dhacay kadib sicirka shidaalka markii uu hoos u dhac ku yimi maalmihii ugu danbeeyay. Dhaqaalaha Ruushka ayaa hoos u dhacay...

Shir Lagaga Hadlayay Sixir Bararka Iyo Isticmaalka Lacagta Dalka Oo Madaxtooyada Mar Kale Ku Qabsoomay

  Hargeysa (SLpost) Kulan kaas oo ujeedadiisu ahayd sidii loo xoojin lahaa loona adkayn lahaa Go'aamadii hore uga soo baxay Shirarkii kan ka horeeyey ee...

Musharax Jamaal Cali Xuseen oo Sheegay In Khilaafka Ucid Uu Wali Taagan Yahay

Hargaysa (SLpost)-Murrashax Jagada Madaxtinimada ee Xisbiga Mucaaridka Ucid Jaamal Cali Xusseen ayaa sheegay in Khilaafka Xisbiga ucid ka jira laga hagayo Dibada, inkasta oo...

Cajilad ay soo direen Daacish oo ay ka soo muuqdeen kuwii weeraray Paris

Hargeysa(SLpost)-Ururka xagjirka ah ee Daacish/ISIS ayaa soosaarey muuqaal ama Video soconaya 17 daqiiqo kaas oo ay ku jiraan muuqaaladakuwii weeraray Paris Bishii Nofeember 2015. Muuqaalka...

Nidaamka Boosaha Ee Wax Isku Gudbinta Shirkad Ka Shaqayn Doonta Oo Somaliland Faraceeda Laga Furay

Hargeysa(SLpost)-Shirkad ku shaqayn doonta nidaamka boosaha oo faraceeda laga furay Somaliland, shirkadan ayaa magaceedu yahay EMS, waxaana laga yaabaa inay adeegan oo Somaliland. https://youtu.be/pUxx3JbmIb4

Safaaradda Itoobiya Ku Leedahay Somaliland Oo Ka Hadashay Ajaanibka La Mastaafurinaayo, Fiisayaashii Hakaday Iyo Arimo Kale

Hargeysa(SLpost)-U qeybsanaha safaarada Itoobiya ee Somaliland ee arrimaha dhaqaalaha iyo siyaasadda Mr. Ageze Amelo, ayaa sheegay in aaney Itoobiya ogeyn oo keliya balse ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img