Home12 TALLO OO KU SOCOTA MADAXWAYNE SIILAANYO

12 TALLO OO KU SOCOTA MADAXWAYNE SIILAANYO

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...
Waxaan bogaadinyaa Madaxwayne Siilaanyo oo si geesinimo leh u qirtay in  Xukuumadeesu daabacday lacag   badan oo curisay  sicir-bararka. Maanta, waxa hoos u dhacay doolarka , maciishadu way kacday, danayartuna way qaylisay.Hadaba si saboolka culayska looga yareeyo,waxaan kula talinyaa Madaxwayne Siilaanyo, inuu deg-deg u qaado  12 ka talaabo ee  soo socda:
1).  In Xukuumadu deg-deg u  dhinto  cashuurta dadban “ Indirect tax “ ee laga qaado quut-al-daruuriga  sida  bariiska, Sonkorta, Saliida ,daqiiqda iwm, kuna samayso sicir-kaab “subsidy” 
2 ).In Xukuumadu deg-deg u  dhinto  qiimaha shidaalka  by 70 % , qiimaha korontadana hoos u dhigto by 50%. Waxaynu la socona in qiimaha shidaalku  hoos ugu dhacaday  82% (from $ 145 per barrel to $ 28 per barrel “  .Waxba iskama bedelin qiimaha Somaliland.
3). In Xukuumadu deg-deg u kordhiso cashuurta dadban ee  laga qaado alaabta aan daruuriga ahayn sida sigaarka , qaadka  , sharaabka ,baabuurta raaxada iwm. ( non-essential items )
4)In xukuumadu deg-deg u kordhisocashuurta tooska ah” Direct  Corporate Income Tax “  ee laga qaado Ma-gafayaasha & dhiigmeeratada sidaDahabshiil,Telsom,Deero Group, Omaar Group, laguna kaabo quut-al-dariiriga danyarto karsato.
5).In xukuumadu si deg-deg u kordhiso cashuurta laga qaado  Hudheelada waawayn & fooq-yada dhaadheer “ property-tax”  ee ay dhistaan kuna raaxaystaan  xaraan-quutayaasha, laguna kaabo quut-al-daruuriga danyarto cunto.
6) In la joojiyo kharashyada ka baxsan miisaaniyadda qaranka sida gunooyinka waji-ku-macaashka; motion-quutayaasha;xafladaha xil-wareejinta;wasiir-soo-dhawaynta;shir-beleedyada ;buraanburka habaraha Madaxtooyada imw.
7) In  cashuurahta  lagu qaado Somaliland shilling , mushahaarkana  lagu bixiyo.
8).In Xawaaladaha laga mamnuuco   inay dadwaynaha  u  furaan  US  Dollar Account  “ Non-Resident Account.
9). In dhigaalka dawladda  “ Gov’t  doollar Deposits “  lagu beddelo  Somaliland shiling  deposits
10)  In ganacsatada  lagu waajibiyo  inay dhigaalkooda  lacageed  “  Private dollar  Deposits”    ku bedeshaan  Somaliland shilling.
11).In Bankiga  Dhexe la siiyo awood buuxda uu ku maamulo  Bangiyada“ “Banking supervision authority“
12.) In la kala diro Guddiga Mudane Saylici, lana sameeyo guddi ku xeel dhaqaalaha  & Maaliyada “ Independent Economic Commission” oo kasoo talisa qaabka ugu wanaagsan ee lagu xakamayn karo  sicir bararka.Saylici oo  maqasha lagala  quustay ,yaan  geela loo diran
 
Drs Hoodo Yusuf,UK,
yhoodo@yahoo.com.
 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories