Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Iiraan oo Booqanaya Dalalka Yurub

Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Iran Xasan Rouhani ayaa yimid magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, isagoo Yurub ku maraya booqasho la filayo inuu ku saxiixo heshiisyo ganacsi. Booqashashada ayaa...

Abaaro Ka Taagan Gobalka Maroodi Jeex

Hargeysa(SLpost)-Halkan ka daawo barnaamij laga diyaariyay abaaro ka taagan gobalka Maroodi-jeex,guud ahaan Somaliland wakhtigan waxa ka taagan abaaro iyo biyo la'aan samaysay dad iyo...

Ciidamada Somaliland Ee Uu Hogaaminayay Xaglatoosiye Oo Dhoolatus Ku Sameeyay Buuhoodle

Buuhoodle(SLpost)-Wasiirka Caafimaadka Somaaliland Ayaa Wali Ku Sugan Magaalada Buhoodle Isaga Oo Shirar Kala Duwan La Leh Oday Dhaqameedka Iyo Bulshada Buhoodle Wsiirka Ayaa Kala...

Masar oo lagu eedeeyay ku xadgudubka xuquuqda aadamaha

Masar(SLpost)-Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Amnesty International waxa ay sheegeysaa in Masar ay saameyn ku yeelata dhibaateynta xuquuqul insaanka oo aad u wayn,...

24 Qof oo Ku Dhintay Barafka Ka Dhacay Maraykanka iyo Xafiisyada Dawlada Oo Fasax Ah US

(SLpost)-Xafiisyada dowladda Maraykanka ayaa maanta oo Isniin ah la xidhay, iyadoo magaaladu ay iska gurayso kana soo kabsanayso barafkii ka da'ay. Tareennada dhulka hoostisa mara...

Madaxweynaha Afghanistan oo ka digay Daacish

Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha dalka Afghanistan, Ashraf Ghani waxa uu ka digay in haddii wadahadallada nabadda ee Taliban lagula jiro aysan billaaban ugu dambeyn bisha April, in...

Somaliland: Maxkamadda Sare oo dhaarisay Xildhibaan Cusub oo ku Soo Biiray Golaha Guurtidda

  Hargeysa, (SLpost) — Mudane Axmed C/llahi Cali Xuseen ayaa maanta loo dhaariyay inuu ka mid noqdo Golaha Guurtida Somaliland. Sida wax lagu sheegay War-saxaafadeed maanta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img