Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Ciidamada Kenya Oo Ka Baxay Goobo Ay Degenaayeen

Somaliya(Slpost)-Dad degan koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay u eg tahay, inay ka baxayaan saldhiga Ceel-Cadde oo la soo weeraray laba toddobaad...

Cabdimaalik Coldoon Saxafigii Burco Oo Xoriyadiisa Dib u Helay

Burco(SLpost)-Wariye Cabdimalik Muuse Coldoon oo kamid ah wariyayaasha ka hawl galla magaalada Burco ayaa dib u helay xoriyadiiisii. Wariyahan ayaa mudo laba todobaad ah ku...

Muuse Iyo Cirro Oo Noqon Doona Xudunta Tartanka Doorashada + Madaxweyne Silanyo Oo Daadihin Doona Muuse Iyo Xulashada Cirro Ee Ku-xigeenkiisa

Hargeysa(SLpost)-Bilowga diiwaangelinta cod bixiyayaasha doorashooyinka Somaliland ee ka bilaabantay gobalka Togdheer ayaa tusaale u noqotay sida uu tartan adagi u dhex mari doono murashixiinta...

Toban Kun Oo Ruux Oo Kubarakacay Daafuur

Hargeysa(SLpost)-Hawlgalka Qaramada Midoobay ee gobolka Darfur ee Sudan ayaa sheegay in tiro ka badan 10,000 oo qof la bara kiciyey, ayadoo uu jiro dagaal...

Wiil Yar Oo Tahriib Ku Galay Sweden Oo Gabadh Tooray Ku Dilay

Swedan(SLpost)-Ra'iisalwasaaraha Sweden ayaa dambi weyn ku tilmaamay dhacdo uu wiil yar oo tahriib ku tegay dalkaasi ku toorriyeeyay gabar shaqaale ah. Ra'iisalwasaare Stefan Lofven ayaa...

Samaanta Iyo Xumaanta Qofka Ku-wada Jira.

Boqor ayaa waxa uu ka codsay nin far-shaxanka ku wanaagsan in uu u sawiro Laba Muuqaal oo midna wanaagga ka turjumayo sida Malaa'kta, midna...

Wasiirudawlaha iyo Agaasimaha Madaxtooyada Oo Ka Warbixiyay Kulan Madaxtooyada Ka Dhacay

Hargeysa(SLpost)-Wasiirudawlaha madaxtooyada iyo agaasimaha isla madaxtooyada ayaa ka warbixiyay kulan balaadhan oo dhex maray agaasimayaasha iyo madaxtooyada, kaas oo lagaga hadlaayay noolaynta shilinka SOmaliland...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img