Shirka Midawga Afrika Oo Ka Furmay Addis Ababa
Hargeysa(SLpost)-Shirka sanadlaha ah ee ururka Midowga Afrika ayaa si rasmi ah uga furmay xarunta oo ku taalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Qodobo badan...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Qaatay Culimada Dalka
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan balaadhan la qaatay culimada diinta ee Somaliland, kuwaas oo ka kala yimi gobalada dalka, waxaana afhayeenku madaxweyuu uu...
Xidigaha Geeska Oo Qaaday Hees Sixir Bararka Ka Hadlaysa
Hargeysa(Slpost)-Kooxda Fanaaniinta ee xidigaha Geeska ayaa soo saaray hees sixirbararka dalka hadheeyay lagaga hadlaayo, heestan ayuu qaadayaa fanaanka Oday. https://youtu.be/F_7VwJ9qR4Y
Odayaasha Buuhoodle Oo Go’aan Ka Soo Saaray Joogitaanka Cali Khaliif iyo Xaglatoosiye
Buuhoodle(SLpost)-Odayaasha deegaanka Buuhoodle ayaa lagu soo warmayaa inay soo saareen go'aano lagu dhexdhexaadinaayo Cali Khaliif iyo Xaglatoosiye oo ku hirdamaaya gacan ku haynta deegaanada...
Ganacsatada Shidaalka Dalka Keena Oo Kulan Lagaga Codsanaayo Inay Jabiyaan Shidaalka Ay Wasiiro La Yeesheen
Hargeysa(SLpost)-Kulan balaadhan oo dhex maray wasiirada arimaha gudaha,ganacsiga iyo wasiirka duulista iyo hawada iyo ganacsatada soo dajisa shidaalka dalka yimaada ayaa diirada lagu saaray...
Miyaa lagugu Toley?!!!!
Isagoo xarago la tiicaya sidaa diigana u talaabsanaya ayuu dhanka midig wadiiqo yar oo wadada weyn kaga soo dhacda mudh kasoo yidhi, waxa uu...
Maskaxda Aadamuhu Waxa Ay Awooddaa In Ay Kaydiso (Xafiddo) Qoraal Le’eg 4.7 Bilyan Oo Kitaab
Washington (Geeska)- Cilmibaadhis cusub oo lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in maskaxda aadamaha qaybta Alle ugu talogalay xusuustu ay toban laab ka qaad...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

