Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Shirkadaha Korantada Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Inay Jabiyeen Qiimihii Korontada Ay Ku Iibin Jireen

Hargeysa(Slpost)-Ururka ay leeyihiin shirkadaha korontada siiya magaalada Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay jabiyaan qiimaha ay dadka kaga qaadaan korontada, dhawaan ayay wasaarada ganacsigu isugu...

Nimco Yaasiin Caraale iyo Heesta Cusub Ee Kalijoog

Halkan ka daawo heesta cusub ee Kalijoog oo ay inuugu luuqayn doonto fanaanada caanka ah ee Nimco Yaasiin Caraale, https://youtu.be/zW-Wq_zUZio

Daawo:-Tahriibayaal Ku Qarqoomay Biyaha Turkiga iyo Inta La Badbaadiyay

Hargeysa(Slpost)-Tahriibayaal tiro badan oo ku waajahnaa yurub ayaa ku qarqoomay xeebaha dalka turkiga, iaa hada 70 neeyo qof ayaa la badbaadiyay halka la filaayo...

“Dagaalkaas aad wadaan waxa uu ku danbaynayaa maatidoox.” Cali Khaliif Oo Dagaal Ku Baaqay

Hargeysa(SLpost)-Hogaamiyaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa ku hanjabay dagaal qadhaadh oo dhibaato shacbiga u gaysan doono, waxaanu sheegay in dagaalkaas uu masuul ka...

“Somaliland waxa ka go’an inay Buuhoodle nabadgalyo buuxdaa ka taabagasho”Xaglatoosiye

Buuhoodle(SLpost)-Wasiirka caafimaadka Saleebaan Xaglatoosiye ayaa sheegay inay raadinayaan inaan qas ka abuurmin Buuhoodle iyo deegaanadeeda, isla markaasna la gaadhsiiyo nabadgalyo buuxda,waxaaanu arimahan kaga hadlay...

Afhayeenka Xukuumada Somaliland Cukuse Oo ka Hadlay Hiigsiga Somaliya Ee Lagu Soo Daray Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka warfaafinta Cukuse ayaa jawaab adag ka bixiyay go'aamada shirka Muqdisho ee la sheegay inay la wadaagayso doorashada dalka Somaliya ka dhici doonta, waxaanu...

Eydii Boorama Oo La Sumeeyay

Boorama(SLpost)-Maayarka Boorma Maxamed Maydhane ayaa maanta bilaabay sumaynta xayawaanka Eyda oo magaalada Boorama buuxdhaafiyay isla markaasna uu sheegay in ay dhibaatooyin caafimaad ku hayaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img