HomeShirka Midawga Afrika Oo Ka Furmay Addis Ababa

Shirka Midawga Afrika Oo Ka Furmay Addis Ababa

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost)-Shirka sanadlaha ah ee ururka Midowga Afrika ayaa si rasmi ah uga furmay xarunta oo ku taalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

130525105826_au_summit_512x288_afp

Qodobo badan ayaa ururka horyaalla oo ay ka mid tahay qalalaasaha ka taagan dalalka qaar, iyo arrimaha aadanaha.Waxaa kullanka furay madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe oo baneynaya xilka madaxa qaaradda Afrika.

Furitaanka shirka waxaa hadashay, Dr Dlamini Zuma, oo u tacsiyeysay askarta nabad ilaalinta ee ay sheegtay inay dhinteen ayagoo shaqo ku jira.Waxay sidoo kale soo dhaweysay madaxda cusub ee qaaradda sida kan Tanzania, Magafuli.

Xoghayaha guud ee Qaramada midoobeey Ban Ki Moon ayaa khudbadiisii ugu dambeysay ee AU ka jeediyay madasha.Mar uu Soomaaliya ka hadlaayay waxa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay howlgalka midowga AFrika ee dalka nabad loogu soo celinaayo.

Xoghayaha UN waxa uu tilmaamay in dacwadda lagu oogay madaxweynihii hore ee Chad, Xuseen Habre ay tusaale u tahay heerka xuquuqda aadanaha ee Qaaradda.waxa uu soo dhaweeyay in dad ka shaqeeya xuquuqda aadanaha loo diro dalka Burundi, ayadoo madaxweynaha dalkaasi aan la soo hadal qaadin lamana oga inuu shirka ka qeybgalayo.

qiyaastii 17 dal oo Afrika ah ayaa sanadkan doorasho galaya, wuxuuna Ban Ki Moon ugu baaqay inaysan qalalaase abuurin si ay waqtiga u kordhistaan.

https://youtu.be/dnq41vIOtzk

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories