HomeMiyaa lagugu Toley?!!!!

Miyaa lagugu Toley?!!!!

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Isagoo xarago la tiicaya sidaa diigana u talaabsanaya ayuu dhanka midig wadiiqo yar oo wadada weyn kaga soo dhacda  mudh kasoo yidhi, waxa uu usii jeeda dhankaa iyo maqaaxida camiran oo casarkii caruur iyo ciroolaba il yartu is qabato, sheeko nooc walbana lagu qaada dhigo, shaah iyo sharaab midkii la doonana laga cabo ayaa waxa isna meel aan saa uga sii dheerayn baabuur kaga soo dagey odey caawiye oo ah nin agaa iyo agaagaarka aad looga yaqiin bulshada u ku dhex nool yaheyna  magac iyo waji fiican ba ku leh.

 

Judhiiba waxey indhihiisu ku dhaceen mijaha aanad birqaabka ka garan dhuudhuubnida ee hortiisa sii talaabsanaya, iyo niyad ka hadalkiisii “ haba dhuubnaadane dharkuna waa sidee” Cajiib!! Wuxu dib u milicsadey waayihiisi dhalinyaranimo iyo faraqa weyn ee u dhaxeeya isaga iyo wiilkan dhalinyarada ah ee uu hada u jeedo.

 

Waxbdaniba kamay soo wareegin goortii uu cawaale soo gaadhey goobtii uu kusoo aadanaa , odey caawiyena wuu ku daba jirey oo kama dheerayn isla kobtaasna fadhigiisu wuu ahaa. Jaba waaka danbeeyee, wiilkii Cawaale ahaa halkan ayuu salaan diiran ku qaabiley koox wiilal ah oo gadihiisa ah, cagidiiba kursi baa halkan looga soo jiidey, laakiin yaa u fadhiisan. Sheeko!!! Kursiguu dabadda saareyba sa waaba surwaalkii oo ilaa meel alle ogyahay dawaarkii furmey.

 

Odey caawiye oo ilaa goorahanba afku  u hulhulayey kana horjoogey inbadan inuu hadalo ku tuurtuuro Cawaale ayaa intuu usoo dhawaadey cod laga wada maqley maqaaxida inteeda badan ku yidhi;

Adeer Miyaa lagugu toley surwaalka?!!!

 

Hibafaakhir@gmail.com

Qalinkii Hibo Ciise Maxamed (basbaaso)

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories