Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Geeska Afrika Oo Helay Warqad Diblumaasiyadeed, Ay Ireland Kaga Jawaabtay Cabasho Ay Somaliya Ka Gudbisay Socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo Ee Dalkaas

Hargeysa(SLpost)-Wargeyska Geeska Afrika ayaa ilo-diblumaasiyadeed oo uu xidhiidh la leeyahay ka helay Qoraal ay dowladda Ireland kaga hadashay safarkii ay horraantii bishii Oktoobar 2015kii...

Maxkamad La Soo Taagay Wiilkii Soomaaliga Ahaa Ee Dhawaan Swedan Gabadha Ku Dilay

Gothenburg (SLost)-Maxkamad ku taal magalaada Gothernberg ee dalka Sweden ayaa maalintii shalay waxaa lasoo taagay wiil Soomaali ah oo lagu eedeeyay in uu midi...

Warancade Oo Somaliya Ku Dhaliilay Isku Maaweelinta Inay Somaliland U Joogto

HARGEYSA(SLpost)-Somaliland ayaa sheegtay in go’aannadii ka soo baxay shirkii madasha ee lagu go’aamiyay qaabka doorashada Soomaaliya ee 2016 aanay khuseyn Somaliland. Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland...

Barnaamij Qiimo Badan oo Laga Diyaariyay Siyaasada Dibada Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Barnaamij qiimo badan oo laga diyaariyay siyaasada dibada ee Somaliland, waxa barnaaimjkan siyaaryay wariye Suxeen Kurdi https://youtu.be/AR-heZgSdWs

Sucuudiga Oo Qaadanaya Shaqaale Muruqmaal Soomaali ah

Hargeysa(SLpost)-Wasaaradda Shaqaalaha dalka Sacuudi Carabiya ayaa dhawaan ku dhawaaqday in ay albaabada u furtay in ay Soomaaliya kasoo qaadato shaqaalo, hase yeeshee waxa ay...

UK oo wadahadal ka galayso xubinnimadeeda Midowga Yurub

Uk(SLpost)-Ra’iisalwasaaraha Britain David Cameron ayaa billaabaya wareeg kale oo uu doonayo in uu wadahadallo heer sare ah la yeesho madaxda midowga Yurub xilli uu...

Obama: Dimoqraadi Ayaa I Beddelaya November

Us(SLpost)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa u sheegay xubnaha xisbigiisa Dimoqraadiga, inuu hubo in qof dimoqraadi ah uu noqon doono madaxweynaha xiga ee Mareykanka. Isaga oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img