Maayar Solteco Waa Hawlkar Bilicda Caasimada Kor u Qaaday
Waxaa dhawaan laga baahiyay war sawir ahaa oo telafishanka la yidhaa Star TV ka sii daayay magaalada Hargeysa kaas oo ahaa arrin war dhaliil...
Sidee Loo Samayn karaa Guddi Samaysa Sharci Lagu Qaybsado Khayraadka Iyo Shaqooyinka Yaala Dalka Somaliland.?
Bulshada reer Somaliland gude iyo dibad-ba mawduuca ugu weyn ee aad arkayso ama aad ka daalacanayso Isgaadhsiinta ummaddaha kala duwan ku kulmaan mawduuca quluubta...
XAGE LOO SOCDA!
Wakhtigu wakhtigii maha dadku dadkii maha ayamahu ayaamihii maha,Sanadku sandkii maha adunku adunkii maha Allow sahal Amuraha. Aan Uu Soo Dadegno Dulucda Mawduucenen. Mawduucan waxan kaga...
Sababta Aanay Saaxiibtinimada Facebook U Rumoobin Iyo Faa’idooyinka Kale Ee Uu U Leeyahay Jiritaankeeda
Washington (SLpost)- “Saaxiibtinimada shabakadda Facebook, runta waxba kama tarto” Sidaa waxaa daahfurtay cilmbaadhis cusub oo sheegtay in saaxiibbadaa laga samaysto bar-kulankan bulsho ay inta...
FILASHO WACAN: Xusuusta Iyo Xanuunka Waxbarasho La’aanta Miyiga
Hargeysa(SLpost)-Waxa halkan aanu idiinku soo gudbinaynaa barnaamij ka hadlaayo waxbarasho la'aanta dadkeena reer guuraaga ah iyo abaaraha oo inta badan waxbarashadooda ku qodayn dhib....
Golaha Amaanka Qaramada Midoobay Oo Cunaqabatayn Degdeg Ah Saaraya Kuuriyada Waqooyi
US(SLpost)-Golaha amniga ee Qaramada Midoobeey ayaa si wada jir ah waxa ay u cambaareeyeen dowladda Waqooyiga Kuuriya oo tijaabisay gantaaladada riddada dheer. War qoraal ah...
Daawo:Wasiirada Arimaha Dibada Iyo Cadaalada Oo Talooyin iyo Amaan U Jeediyay Dhalinyarada Golaha Deegaanka Hargeysa
Hargeysa(Slpost)-Wasiirada Arimaha dibada iyo cadaalada ayaa talooyin iyo hanbalyaba gaadhsiiyay dalinyarada golaha deegaanka Hargeysa oo ku martiqaaday shirkii todobaadlaha ahaa ee golaha deegaanku uu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

