Daawo:-Masuuliyiin Uu Ka Mid Yahay Wasiirka Dib U Dajinta Oo Booqday Xaalada Xabsiga Caynaba Oo Liidata
Caynba(SLpost)-Masuuliyiinta xabsiga Caynaba ayaa ka cawday in xaalada xabsigu ay liidato, isla markaasna aanay ku filnayan qaybaha wax lagu xidhaa maxaabiista, askarta halkaas joogtaana...
Daawo:-Xildhibaan Jirde Siciid oo Sharaxay Faa’iidada Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha Baaqna U Diray Muwaadiniinta Somaliland
Hargeysa(SLpost)-iyada oo ay ka bilaabmayso gobalkii labaad qaadashada kaadha codbixinta ayaa uu xildhibaan Jirde Siciid waxa uu ka hadlay muhiimada uu leeyahay kaadhakan oo...
Xukuumadda,Komishanka iyo Xisbiyada Qaranka Oo Ka Shiray Deegaano Lagu Muransanyahay Oo Dadkoodu Waayay Codayntii iyo Kaadhadhkii Dhalashada Ee Dalka
Hargeysa(SLpost)-Kulan Saddex geesood ah oo maanta ka qabsoomay xarunta Qasriga Madaxtooyada ayey kasoo qaybgaleen tiro kamida golaha Xukuumada, Komishanka Dooraashooyinka iyo Masuuliyiinta Saddexda Xisbi...
Turkish Airlines Oo Ka Hadashay Dhacdadii Muqdisho
Muqdisho(SLpost)Shirkiadda Turkish Airlines ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah uga hadashay sababihii baajiyay duulimaad ay dayuuradooda ku tagi laheyd garoonka Muqdisho ka hor...
Trump iyo Sanders oo ku soo baxay doorashadii New Hampshire
Musharixiinta kala ah Donald Trump iyo Bernie Sanders ayaa ku kala guuleystay tartanka is reeb-reebka xisbiyada gudahooda ee gobolka New Hampshire ee dalka Mareykanka. Donald...
Gayigaa Miyaynu Ka Soo Guurnay:
Waxa aan maanta dib ugu noqonayaa shalay oon hubaa in xusuuso badani iskiin soo hor tubi doonaan maanta, laakiin aan sii tuurto mide”dhagahii Alla...
Saaxiibbada Facebook Ee Ay Fiican Tahay In Aad Iska Saarto Si Aad U Ilaaliso Caafimaadkaaga Nafsiga Ah (1)
Hargeysa (SLpost)- Weli naftaada ma u malaysay in farxaddaada maalinlaha ahi ay ku xidhan tahay bar-kulannada bulsho ee internet ka, gaar ahaan shabakadda Facebook,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

