Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Caqliga Oo La Kaashado Garashuu Kordhiyaa

Nin ku noolaa Baadiyaha Carbeed ayaa waxa u joogtay sadex wiil oo dhamaantood magaca Cabdullah lagu ladhay magacyadooda Axmed Cabdullah, Yuusuf Cabdulla, Maxamed Cabdullah...

Dalka Imaaraadka Oo Samaynaaya Wasiirka Farxada iyo Wasiirk Dulqaadka Si Dhalinyarada Dalkaas Loo Soo Jiito

UAE(SLpost)-Ra'iisul-wasaaraha Isku-tagga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa ku dhawaaqay in la samaynayo wasiiru dowle qaabilsan farxadda iyo wasiiru dowle kale oo qaabilsan dulqaadka. Sheikh Moxamed bin...

Daawo”In Somaliland cadaalada lagu dhaqo, wax loogu qaybiyo, wax walba sidaas aad tidhaahdeen gobalada kale u hormari ayaa inoo balan Ah” Muuse Biixi Oo...

Gabilay(SLpost)-Musharaxa xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi ayaa kulan balaadhan la qaatay odayaasha beeshiisa oo siiyay dardaara, isla markaasna lagu taliyay inay...

Daawo:-Wafti Wasiiro Ah Oo Miisaan Culus Ayaa Gaadhay Gobalka Awdal Waxaanay Kulan La Qaateen Odayaasha iyo Waxgaradka Deegaanka Si Diiwaangalintii Codbixiyaha Loo Qaato

Booram(SLpost)-Wafti wasiiro ah oo culus ayaa gaadhay magaalada Boorama kuwaas oo kulano gaar gaar ah la qaatay odayaasha deegaanka iyo waxgaradka si loogu wacyigaliyo...

Guddoomiye Cirro Oo Cisbitaalka Ku Booqday Madaxweyne Siilaanyo Walaalkii, Oday Iskeerso iyo Muriidka Qabriga Sheekh Isaxaaq

Hargeysa(SLpost):-Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta soo booqday Cali Maxamed Maxamuud oo ah madaxweyne Siilaanyo walaalkii,...

Daawo:-Shaqaalaha Madaarada Dalka Oo Tababar La Xidhiidha Sare U Qaadida Amniga Loo Qabtay Iyo Rakaabka Diyaaradaha Raacaya Oo Laga Mabnuucay Inay Dareere Qaataan

Hargeysa(SLpost)-Shaqaalaha guud ee madaarada dalka ayaa loo qabtay tabobar la xidhiidha sidii ay u sugu lahaayeen amniga madaarada, iyada oo laga mabnuucay rakaabka diyaaradu...

Daawo”Xeeb hadaad aragto qabyaaladi ma taalo…barigayaga ayaa qabyaalada lagu yaqaanaa” Taliyaha Ciidanka Bada Oo Ku Dhexmilanka Bulshada Kala Dardaarmay Ciidanka Saylac

Saylac(SLpost)-Taliyaha ciidamada bada Somaliland Xiirane ayaa gaadhay Saylac isla markaasna ciidanka bada ee halkaas jooga ka waaniyay inay ku dhexmilmaan dadka deegaank isla markaasna...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img