Daawo:-Musharaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Ayaa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Boorama
Boorma(SLpost)-Si diiran ayaa loogu soo dhaweeyay magaalada Boorama musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxaana uu shacabka uu kala hadlay khayriyada magaaladaas, waxaana halkaas...
Daawo:-Gudida Nabadgalyada Togdheer Oo Amray In Gaadiidka Tikaha Sadex Casho Gudahooda Lagu Soo Xareeyo iyo Waxyaabaha Sababay
Burco(SLpost)-Gudida nabadgalyada Togdheer ayaa go'aan ku gaadhay in la soo xareeyo dhamaan gaadiidka tigaha ee magaaladaas ka shaqeeya, masuuliyiintan ayaa go'aankan qaatay kadib markii...
Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Talaabo U Qaaday Dhanka Danyarta Somaliland
Hargeysa(Slpost)-Gudoomie Cabdiraxmaan Cirro ayaa xaafada Octobar ee magaalada Hargeysa u dhagax dhigay xanaano haweenka iyo caruurta lagu daaweeyo, halka uu gudsiga boodhinka ah ee...
Kun Tallaabo Waxay Ka Bilaabmaan Hal Tallaabo
Bimillah salan kadib manta waxan qalinka u qaatey in aan ka hadlo maareynta waqtiga maadaama oo uu yahay shayga ugu muhiimsan ee aynu haysano...
Jacaylka Iyo Duruufaha Nolashu Ha Is Barteen
Gumaystayaasha maskaxda waxa ka mida dumarka, waa tii Soomaalidii hore tidhi Naago nin ay ledgaan kama kacaan, dabeecada ragga iyo dumarku aad bay u...
Daawo:-Buurta Ku Caanbaxday Dhererka Ee Surad Oo Muuqaal Qurxoon Laga Duubay
Sanaag(SLpost)-Halkan ka daawo buurta ku caanbaxday dherarka Surad oo ku taala gobalka Sanaag, buurtan ayaa caan ku ah dhirbadan iyo cimilo ka gadisan inbadan...
Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Oo Dhisay Waaxda Samo-falka iyo Naafada
Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa dhisay Waaxda Samo-falka iyo Naafada Xisbiga WADDANI, waxaadaas oo uu u magaabay masuul, waxaana qoraal ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

