Hargeysa(SLpost)-iyada oo ay ka bilaabmayso gobalkii labaad qaadashada kaadha codbixinta ayaa uu xildhibaan Jirde Siciid waxa uu ka hadlay muhiimada uu leeyahay kaadhakan oo la qaato, waxaanu baar u soo jeediyay shacabiga Somaliland